2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqortooyada Swaziland oo Si Rasmi ah Magacii Looga Bedelay Boqorka Swaziland King Mswati lll ayaa ku dhawaaqay in magacii dalkiisa loo bedelay eSwatini, oo gumaysiga ka hor dalkaa loogu yeeri jiray. Waxa uu go’aankan kaga dhawaaqay xafladdii sanadguurada 50-aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bahir Dar Oo Uu Ka Furmayo Madasha Looga Hadlayo Nabad-gelyada Iyo Amniga Afrika Magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya waxaa ka furmaya maanta Madasha “Tana ” oo looga hadlayo arrimaha ku saabsan Nabad-gelyada iyo amniga Afrika. Madasha “Tana” oo lagu qabanayo magaalada Bahir Dar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Putin U Fidinaya Martiqaad Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay maanta oo Jimco ah in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu marti qaad u fidiyey dhiggiisa Madaxweyne Vladmir Putin, uuna booqan doono dhowaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Hadashay Xarigga Boqor Buur-madow Ciidamada Booliska Somaliland Ayaa Xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo kamid ahaa nabaddoonnada Somaaliland. Afhayeenka ciidamada Somaliland Faysal Ciise ayaa sheegay in boqor Buur- madaw uu galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-bashiir Oo Eryey Ibrahim Ghandour Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa xilkii ka qaaday wasiirkiisii arrimaha dibadda Ibraahim Ghandour. Wakaaladda wararka Suudaan ee Sunna oo baahisay warka ku saabsan xil ka qaadista Ghandour ilaa iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: C/raxmaan Cirro Oo Dalbaday In La Maxkamadeeyo Siilaanyo, Uuna Is Casilo Biixi Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Wadani ee Somaliland oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in madaxweyne hore Axmed Maxamed Siilaanyo uu qiyaano qaran galay, islaamarkaana dadka u sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riddey Saddex Qof Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda gobolka Hiiraan ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun ku riddey Saddex ruux oo dambiyo kala duwan ku eedeysnaa. Labo ka mid ah ragga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay In Gacanta Lagu Dhigay Rag Amni Darro Ka Waday Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney ciidamada dowladda gacanta ku dhigeen rag amni darro ka waday magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Afhayeenka wasaaradda, C/casiis Xildhibaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Iyo Imaaraadka Oo Saldhig Milatari Iyo Qashin Qubka Nuclear-ka Ka Dhisaya Xadka Qatar Dalka Sacuudiga ayaa lagu wadaa in inuu xadkiisa dhanka Qatar ka dhiso saldhig milatari iyo goob lagu shubo qashinka ama haraadiga nuclear-ka, mashruucan ayaa qeyb ka ah qorshaha dalka Qatar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Xildhibaan Walaac Ka Muujiyey Amniga Wadada Isku Xirta Jowhar Iyo Balcad Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiim oo ka tirsan xildhibaannada maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in wadada xiriirisaya Jowhar iyo Balcad ay ka taagantahay xaalad ammi darro. Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiim Warsame ayaa u sababeeyay…