Sanbaloolshe: Dowladda Hal Milyan Ayeey Ku Bixisay In Doorashada La Iiga Adkaado (Dhageyso) Cabdullaahi Sanbalooshe ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay in hal malyan oo lacag ah ay ku bixisay inuu waayo kursigii gollaha shacabka ee uu todobaadkii hore uga qeyb galay magaalada Jowhar.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Faah Faahin: Kulan Looga Hadlayey Arrimaha Dastuurka Oo Ka Dhacay Jowhar Kulan looga hadlayey arrimaha Dastuurka dalka ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle. Shirkaan waxaa ka qeybgalay wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jabriil, guddiga dastuurka…
3 daqiiqo Dabar Go’a Ku Yimid Lacagta Shilinka Soomaaliga Horraantii 1940-kii ayey aheyd bilaabashada lacagta loo yaqaanno Shilinka, waxa uu ahaa magacyadii laga dhaxlay gumeystihii Ingiriiska ee ka talinayey geeska Africa. Gumestahya waxa uu ku guuleystay in la qaato…
1 daqiiqo Dhageyso: Maxamad Ku Taalla Maraykanka Oo Maanta Go’aan Ka Gaareysa Ku Dhowaad 100 Qof Oo Soomaali Ah Maxkamad ku taalla dalka Maraykanka ayaa maanta go’aan ka gaaraysa maxaabiis Soomaaliyeed oo ku dhow 100 qof, kuwaas oo ku xiran magaalo ku taalla gobolka Florida. Dhallinyaradaan Soomaalida ah oo…
1 daqiiqo Cali Maxamed Geeddi “Dhagax Jid Lagu Xir-xiro Amni Ma Sugto” Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in ammaanka magaalada Muqdisho aan lagu sugi karin waddooyinka oo dhagxaan lagu xiray. Waxa uu sheegay geeddi in amni lagu…
2 daqiiqo UN-ka Oo Lagu Helay In Soomaalida Ku Ridaan Shuban-biyood, Daadiyaan Qashin-ka, Saxarada iyo Haraadiga Daawada Xafiiska adeegga daba-galka ee Qaramada midoobey gudaheeda(OIOS) ayaa ogaaday in xafiis qaramada midoobey ka tirsan oo ku shaqo leh taageerada Soomaaliya, loona yaqaano UNSOS ay mas’uul ka yihiin daadin saxarada,…
2 daqiiqo Guddoomiye Yariisow Oo Sheegay In Tallaabo Adag Laga Qaadayo Dadka Warqadaha Been Abuurka Ah Ku Raadinaya Guryo Aysan Lahayn Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in aan la aqbali doono dadka warqadaha been abuurka ah ku raadinaya dhulalka aysan lahayn. Waxa…
1 daqiiqo Madaxa Xafiiska Siyaasadda Xammaas Oo Liiska Argigixisada Lagu Daray Wasaaradda Khasaanadda ee Mareykanka ayaa ku dartay madaxa xafiiska siyaasadda ururka Xamaas Ismail Haniyeh liiskeeda argigixisada. War-murtiyeed ay wasaaraddu ku baahisay bogga ay ku leedahay internetka ayey ku tiri “Haniyeh waxa…
1 daqiiqo Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Lagu Dhaawacay Boosaaso Rag hubeysan ayaa waxay ku dhaawaceen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, wasiiru dowlihii wasaaradda dekadaha Puntland Axmed Saciid. Raggan ayaa la sheegay iney jidka u galeen gaari uu la…
2 daqiiqo Yariisow “Waxaa Naga Go’an Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha” Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Mr. Hugh Riddell.…