1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: QM Ayaan Ka Bilaabeynaa Hindise Lagu Laalayo Go’aanka Trump Ee Qudus Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo jimcaha sheegay in dalkiisa uu Qaramada Midoobey ka dhex-bilaabi-doono hindise la xiriira sidii lagu baa’bin lahaa go’aanka Donald John Trump ee Qudus…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo Dhex-dhexaadin Ka Dhex Bilaabay Beelo Ku Diriray Galkacyo Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele(Xaaf ) ayaa la sheegayaa in qeybo ka mid ah Mudug uu ka bilaabay dhex-dhexaadinta beelo halkaasi ku diriray. Madaxweyne Xaaf oo haatan ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reuters Oo Daabacday Warbixin La Xiriirta in Mareykanka Joojinayaan Saadka Ay Siiyaan Xoogga Dalka, Musuq Ayaa Sabab U Ah Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay joojinayaan saadka ay siiyaan ciidamada xoogga dalka kadib markii ay soo baxday wax isdabamarin iyo musuq ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ka Hadlay Qaraxii Dugsiga Jeneraal Kaahiye Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed Sarreeye Gaas C/weli Jaamac Warsame ayaa ka hadlay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay barxadda dugsiga Tababarka ee Jeneraal Kaahiye. Taliyaha ayaa ugu horreyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada, Magacyada Oo Dhameystiran Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirrrada oo ka kooban 32 wasiir, waxaana ka soo muuqday wejiyo cusub oo markii ugu horeysay ah. Halkan ka akhriso, magacyada qaar: Wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baledweyne: 14 Qof Oo U Geeriyooday Shuban Biyood Afar iyo toban qof oo is kugu jira caruur iyo dad waayeello ah ayaa 24 saac ee ugu dambeysay ugu geeriyootay cudurka shuban biyoodka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Ismiidaaminta Ee Ka Dhacay Dugsiga Jeneraal Kaahiya Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax ismidaamin ah oo saakay ka dhacay Dugsiga tababarka ciidamada Jeneraal Kaahiya ee magaalada Muqdisho. Qoraal ay soo dhigeen baraha ay ku leeyihiin Internetka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubaland Iyo Mukhtaar Roobow Oo Ku Kulmay Kismaayo Madaxweynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo dhowaan ku dhowaaqay inuusan ka tirsaneyn Xarakada Al-shabaab. Roobow ayaa shalay gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Caafimaadka: 13 Ayaa Ku Dhimatay Qaraxa Dugsiga Jeneraal Kaahiye Saraakiisha caafimaadka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in 13 qof ku dhinteen halka 15 kale ku dhaawacmeen qarax ka dhacay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye . Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in qofka is-qarxiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye sida ay ku waramayaan warar hadda soo gaaray Goobjoog News, qof ismiidaamiyay ayaa qarax ka geystay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye . Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in qofka is-qarxiyay oo labisnaa dareeska ciidanka, halkaasina…