1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir-ka Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Ka Dhacaya Istanbul Waxaa maanta magaalada magaalada Istanbul ka furmaya shirka Ururka Iskaashiga Islaamka kaas oo loogu hiilinayo magaalada barakeysan ee Qudus. Shirka waxaa ka qeyb-galaya madaxda dunida muslimka, iyaga oo la filayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Laga Keenay Seychelles Oo Soo Gaaray Muqdisho In ka badan 10 maxbuus oo ku Xirnaa jasiirada Seychelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wasiirka Cadaalada, Taliyaha Ciidanka Asluubta …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Rajo Ka Muujiyey In IMF Cafiso Deymaha Lagu Leeyahay Soomaaliya Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in kulamo ay la yeesheen madaxda hay’adda IMF kuwaa oo qaatay muddo Shan maalin ah loogana hadlay arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Duqeyn Diyaaradeed Ka Dhacday Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo habeenkii xalay ahayd ka dhacday deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabellaha Hoose. Sidey ku waramayaan dadka deegaanka, duqeyntan ayaa dhacday abaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dr. Saciid Ciise “Madaxweynaha Wuxuu Nooga Baxay Ballan Aan Galnay Xilligii Doorashada” Mid Kamid Ah Musharraxiintii 8 Febraayo Oo Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Uu Ballan Uga Baxay Musharraxiintii Isbedal Doonka Ahayd Mid kamid ah musharrixiintii kursiga madaxtooyada u tartamay Febraayo 2017, ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Cambaareysay Dilka Wariye Maxamed Gaabow Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay Wariye Mohamed Ibrahim Gabow oo u shaqeynayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Turkiga Kaga Qeybgalaya Shir Degdeg Ah Oo Looga Hadlayo Arrinta Qudus Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa dalka Turkiga wuxuu kaga qeybgalayaa shir degdeg ah oo looga hadlayo xaaladda Qudus. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gashaandhigga Ruushka: Waxaan Bilownay In Ciidamdeenna Kala Baxno Suuriya Wasiirka Gashaandhigga Ruushka Sergei Shoigu ayaa sheegay in dalkiisa uu bilaabay in ay ciidamada kala baxaan Suuriya halkaas oo ay ku suganaayeen sanadihii ugu dambeeyay. Wasiirka waxaa uu intaasi ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey: Waxaan Aadi-doonaa Gobollada, Dowlad Goboleed Kasta Waxaan Tagi-doonaa 4 Degmo Guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) ayaa maanta ka hadashay qorshaha iyo sida ay u aragto doorashada 2021-ka. Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) , waxaa ay ugu horeyn ka hadashay in qorashaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaallamay Degmada Kaaraan Ee Muqdisho Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay ku dagaallameen degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in halkaasi uu ka dhashay khasaare dhaawac u…