1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bardaale Oo Cabasho Laga Keenay Doorashada Dhismaha Dowladda Hoose Magaalada Bardaale ee gobolka Baay waxaa ka socda doorashooyinka dhismaha dowladaha Hoose ee maamulka K/galbeed ee Soomaaliya. Waxaa jira cabashooyin badan oo ay soo jeedinayaan bulshada halkaasi wada degta, guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaas: AMISOM Iyo Xoogga Dalka Oo Ka wada hadlay Ammaanka Kulan ay ku yeesheen saraakiisha kala duwan ee ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiran. Kulankaan ayaa u jeedkiisa waxaa uu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta: Go’aanka Trump Gobolka Ayuu Sii Hurinayaa Ururka jaamacadda Carabta ayaa ku booriyay Mareykanka in dib u eegis lagu sameeyo go’aankii madaxweynaha Mareykanka Trump ee ahaa in Qudus oo u aqoonsaday magaalo madaxda maamulka Israel. Wasiirada arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Somali Airline Oo Ka Socda Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shir 3 maalmood ah oo looga hadlo sidii dib loogu soo celin lahaa shirkadii Somali Airline. Kulanka oo ay ka soo qeyb-galeen, wasiirka wasaaradda Maxamed Cabdullaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qeybgalay magaalada Sharmal Sheekh ee Masar. Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Gabood-fallada Ka Dhacay Somaliland 2017-ka Xarunta Xuquuqal Insaanka madaxa-bannaan ee Somaliland (Human Rights Centre) ayaa maanta soo bandhigtay warbixin sadeedka 2017 ee xaaladda xuquuqda Aadamaha ee Somaliland iyo gabood-fallada ay diiwaangaliyeen ee sanadkan sii dhamaanaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Soomaaliya Waa Dal Hodan Ku Ah Macdanta, Gaaska Dabiiciga ah iyo Saliidda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo mideynta dadaallada iyo qorsheyaasha wadamada Afrika ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Degmada Baardheere Oo Dalbaday In Laga Caawiyo Dhanka Wax Soo Saarkooda Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa dalbaday in laga caawiyo wax soo saarkooda, maadaama hadda ay aad ula tacaalayaan qashin badan oo beeraha ka buuxsamay, islamarkaana aanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Gaalkacyo Oo Bilaabay Olole Ay Ku Hormarinayaan Magaaladaasi Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay qorshe ballaaran oo ay ku doonayaan iney ku hormarinayaan magaaladaasi iyo sidoo kale guud ahaan gobolka Mudug. Dhallinyaradan qaarkood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Lagu Dhaliilay Inuu Hortaagan Yahay Hirgelinta Nidaamka Xisbiyada Guddoomiyaha xisbi siyaasadeedka UDAD ee Puntland Saciid Faarax Maxamed ayaa hoggaanka Puntland oo ugu horreeyo madaxweyne Gaas ku dhaliilay inuu hortaagan yahay hirgalinta nidaamka xisbiyada. Siyaasi Saciid oo wareysi siiyay…