1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabadda Daahfurka Qaamuuska Doorashooyinka Dalka Oo Ka Socota Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho ka furmay xafladda daahfurka qaamuuska doorashooyinka Soomaaliya iyo qorshaha isiraatiijiyadda Shanta sano guddiga madaxa banaaan ee doorashooyinka qaranka. Munaasabadan waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Islamabad: Soomaaliya Oo Xubin Ka Noqtay Ururka COMSATS Iyo Xaflad Lagu Bogaadiyay Xaflad ay ka soo qeyb-galeen Marti sharaf ajaanib ah, mas’uuliyiinka ka socota hey’ado caalami ah iyo wasiirada Pakistaan ee Science iyo Technologyada iyo arrimaha dibadda ayaa lagu bogaadiyay in Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qorshaha Howl-gallada Mareykanka Ee Soomaaliya 2bada Sano Ee Soo Socota Wasaaradda gaashaadhigga Mareykanka ayaa sheegtay inay qorsheyneyso inay la dagaalanto islaamiyiinta hubeysan ee ku sii xoogesanayo Soomaaliya labada sano ee soo socota. Taasi waxay ku cadeyneysaa qorshe madaxweynaha Mareykanka Donald…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Eedeysay Hey’ado Ka Been-sheega Tacadiyada Ka Dhaca Maamulka Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Cabdxakiim Xaaji Camey ayaa eedeyn kulul u jeediyey qaar ka mid ah hay’adaha reer galbeedka . Cabdxakiim Xaaji Camey ayaa sheegay inay jiraan hay’ado sacabka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Netanyahu: Aqbalaadda Falastiiniyiinta Ee Arrinta Qudus Waxaa Ay Soo Dedejin Kartaa Nabad Ra’isul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in falastiiniyiinta haday aqbalaan Qudus inay caasimadd u tahay Irael waxay soo dadajineysaa arrintaas nabadgalyada. Hadalkaani ayuu yiri ka dib markii kulan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dhalinyarada Oo Ka Jawaabeysa In Ajnabi Ka Ciyaaraan Tartan Maamullada Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shir jaraa’id oo ay qabatay uga hadashay cabashooyin ay soo gudbiyeen ciyaartoyda Jubbaland, taasi oo ahayd in koxda Kubadda Cagta ee Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Tirada Dadka Soomaaliya Ku Waxyeeloobay January 2016-October 2017 Ugu yaraan 2,000 oo rayid ah ayaa lagu dilay Soomaaliya inta u dhaxeysay January 2016 –October 2017, sidaasi waxaa lagu sheegay warbixin ay soo saartay qaramada midoobey. Warbixintan oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Eng. Abiikar: Waxaa Norway Ku Sugan Saraakiil Ka Socota Wasaaradda Batroolka, Maaliyadda…. Sida uu Goobjoog News u sheegay Eng. Cabdiqaadir Abiikar Xuseen oo ka tirsan saraakiisha wasaaradda Batroolka, waxaa dalka Norway ku sugan saraakiil ka socota Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Xuska Maalinta Caalamiga Ee Xuquuqda Aadanaha Xuska maalinta caalamiga ee xuquuqda aadanaha ayaa ah mid bulshada looga wacyi galinayaay ilaaalinta iyo dhowrida xaquuqda aadanha iyo In la joojiyo xadgudubyada ka dhanka ah Aadanaha, waxane munaasibadda goob…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Shidaalka Ee Nairobi Oo Baaqday Iyo Saraakiil Wasaaradda Batroolka Ah Oo Ku Sugan Norway Qaban-qaabiyeyaasha shirkii shidaalka iyo Gaaska ee lagu waday in uu ka dhaco Nairobi bisha March ee sanadka soo socda ayaa baajiyay kadib markii ay dowladda federaalka ah ku eedeeyeen kala…