1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Galmudug Oo Loogu Baaqay In Ay Ka Dhabeeyaan Heshiiska Siyaasiga Ciise Saciid Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna ay gaareen uu ahaa mid ay ku heshiiyeen labo qolo oo siyaasadda isku heysay oo kaliya ay heshiiyeen,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobada Ugu Muhiimsanaa War Murtiyeedka Istanbul Ee Aqsa Kulankii ururka Iskaashiga Islaamka ee maanta ka dhacay Istanbul kaas oo in ka badan 50 dal oo dunida muslimka ah isugu yimaadeen, waxaa ka soo baxay war-murtiyeed ka kooban 23…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kadib Markii AMISOM Iyo Kenya Iska Fogeeyeen…Yaa Dilay 131 Qof Ee Rayidka Ah? AMISOM iyo Kenya ayaa iska fogeeyay in Soomaaliya ay ka gesyteen arrimo ka dhan ah xuquuqul aadanaha, arrintan waxaa ay timid kadib markii UNSOM iyo UN Human Rights ku eedeeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhex Dhacay Hoyga Guddoomiyaha Deegaanka Fafaxdhuun Ee Gedo Iyo Khasaare Ka Dhashay Wararka ka imaanaya deegaanka Fafaxdhuun ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in qarax xooggan uu ka dhex dhaca hoyga uu deggan yahay guddoomiyaha deegaankaasi Aadan Shuluq Nuunow, waxaana qaraxaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Gaaray Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne Xaaf iyo xubnaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Oo Somaliland Ka Codsaday In La Fuliyo Qodobadii Ay Kula Heshiiyeen Khaatumo Hoggaamiyaha maamulka la magac baxay Khaatumo, Cali Khaliif Galeyr ayaa ka dalbaday hoggaanka cusub ee Somaliland, iney fuliyaan heshiiskii ay la galeen maamulkiisa. Wuxuu sheegay in shacabka Khaatumo ay doonayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Oo La Caleemo Saaray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhow waxaa lagu caleema saaray magaalada Haregeysa ee gobolka Waqooyi Galbeed. Madaxweyne hore Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xilkaan wareejiyey, waxaana munaasabaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Al-shabaab Oo Gacanta Midig Ka Jaray Wiil 19 Sano Jir Ah Wararka ka imaanaya deegaanka Kuunya-barrow ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Al-shabaab ay wiil 19 sano jir ah ku fuliyeen xukun gacan goyn ah. Maxkamad la sheegay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Midowgga Culimada Oo Ugu Baaqay Hogaamiyeyaasha Islaamka Inay U Gargaaraan Qudus Ururka caalamiga ah ee midowga culimada muslimiinta ayaa ugu baaqay hogaamiyeyaasha dowladaha Islaamka kuwaasi oo maanta shir madaxeed degdeg ah ku yeelanayo magaalada Istanbul inay dajiyaan qorshe mideysan oo lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraarrada Ka Dhanka Ah Isra’il Ee Ka soo Baxay Golaha Ammaanka tan iyo 1967-dii Tan iyo markii Isra’il ay Qudus ku qabsatay dagaalkii 6da maalmood ee 1967-dii, waxaa golaha ammaanka ka soo baxay qaraaro aad u badan, oo lagu diidan yahay qabsashada, isballaarinta, Yuhuudeynta…