10-ka Hoggaamiye Ee Xillgan Ugu Waqtiga Dheer Qaaradda Afrika Robert Mugabe oo 93 jir ah, ahaana hoggaamiyihii Zimbabwe laga soo bilaabo xuriyaddii dalkaasi 1980-kii ayaa talaadadii is-casilay, Mugabe waxaa uu ka mid ahaa madaxda ugu waqtiga dheer adduunka iyo… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda federaalka Oo Dardargelineysa Wadahadallada Somaliland Dowladda federaalka Soomaaliya aya sheegtay iney dar-dargelineyso wadahadalladii ay la lahaayen Somaliland. Madaxweynaha dowladda Federaalka, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in ay u ballanqaadayaan madaxweynaha cusub ee Somaliland dardargelinta…
1 daqiiqo Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal dad lagu qabtay waxay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamadan ayaa howlgalkaan waxay kusoo qabteen dad looga shakisan yahay…
1 daqiiqo Xaaf Oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa hambalyo u direy madaxweynaha la doortay ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Wuxuu sheegay Madaxweyne Xaaf in doorashadan oo ku dhacday si nabad…
1 daqiiqo Wasiir Yariisow Oo Sheegay In Al-shabaab Laga Diley Ku Dhowaad 100 Daglaayhanno Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa faah faahin dheeraad ah wuxuu ka bixiyey howlgal ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Maraykanka ka sameeyeen…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Hambalyo u Direy Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa shacabka deegaannada Somaliland, xisbiyada, hay’adaha amniga iyo madaxda…
1 daqiiqo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Aqbalay Natiijada Doorashada Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland ayaa aqbalay natiijada doorashadii ka dhacday 13-kii bishan deegaannada Somaliland. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani C/raxmaan Cirro oo isaga aad u saluugsanaa hannaanka cod tirinta ee…
1 daqiiqo Sacad Xariiri Oo Dib Ugu laabtay Lebanon Ra’iisulwasaarihii is-casilay ee dalka Lebanon Sacad Xariiri ayaa ku laabtay magaalada Beirut, waana markii ugu horreysay uu ku laabto dalkiisa tan iyo markii uu shaaciyey inuu iska casilay xilka 4…
1 daqiiqo Raalli-gelin: Akhirstayaasha Goobjoog News Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda sharafta leh ka raagelineysaa qoraal cinwaankiisu ahaa “Hadaad Laangaab Tahay Ha Noqon Maangaab” oo uu soo qoray akhristaha Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim) oo ku nool…
2 daqiiqo Akhriso: Taariikhda Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada doorashada Somaliland, waxaa ku guuleystay Muuse Biixi Cabdi, Sida ay xisbiyada u kala heleen cododka: Xibiga Kulmiye ayaa helay (305,909) 55.19% Xisbiga Wadani ayaa helay…