Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa hambalyo u direy madaxweynaha la doortay ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.
Wuxuu sheegay Madaxweyne Xaaf in doorashadan oo ku dhacday si nabad galyo ah ay muujineyso ku dayasho iyo sidoo kale bislaansho.
Halkaan hoose ka akhriso:
Goobjoog News
