Shir Muqdisho Uga Furmay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedya Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shirweyne wadatashi ah oo ay ka qeyb galayaan wasaaradaha Arrimaha gudaha ee maamul… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Saciid Cali Muuse Oo Goobjoog Uga Warramay Qaban-qaabada, Cod-bixinta, Kor-joogayaasha Iyo Guud Ahaan Doorashada Somaliland Saciid Cali Muuse oo ah afhayeenka guddiga doorashooyinka Somaliland oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddiga doorashada ka faa’ideysanayaan ardeyda jaamacadaha. “Habkii doorashada sidaad la socotaan waxaa…
1 daqiiqo Kenya Oo Lacag Dul Dhigtay Madaxa Rag Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa lacag dul dhigtay madaxa Labo nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Wasaaradda amniga gudaha ee Kenya ayaa sheegtay in Labadan nin ciddii soo…
1 daqiiqo Sawirro: Booliiska Jubbaland Oo Puntland Ku Wareejiyey Nin Kufsi Ku Eedeysan Ciidamada Booliiska ee maamulka Jubbaland ayaa maanta isaga oo gacmaha ka xiran waxay Puntland ku wareejiyeen nin ku eedeysan kufsiga gabar yar oo 16-sano jir ah, Xabadna uga dhuftay xubinta…
1 daqiiqo Oday Dhaqameed Ka Hadlay Doorashada Ka Dhaceysa Sool Iyo Sanaag Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka C/weli Gaas sida uu sheegay inuu ka gaabiyey arrimaha gobollada Sool iyo Sanaag. Waxa uu sheegay Nabadoonka…
1 daqiiqo Diyaarado Duqeeyay Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo habeenkii xalay ahaa ka dhacday deegaan 7-km qiyaastii u jira degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Diyaaradahan ayaa la sheegay iney…
2 daqiiqo Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dadka Mucaarada Dowladda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ioo xalay ka qeybgalay kulan ka dhacay Muqdisho oo loogu magac daray nabadeynta degmooyinka ayaa ka hadlay arrimo badan. Waxyaabaha uu soo…
1 daqiiqo Itoobiya: Adis Ababa Waxaa Ay Ka Shaqeyneysaa Xoojinta Kobaca Dhaqaalaha Iyo Dimoqaraadiyadda Somaliland Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland in doorashooyinka loo qabto si xor ah oo ay ku dheehantahay hufnaan iyo nabadgelyo. Hadalka wasiirka Itoobiya ayaa yimid…
1 daqiiqo Trump Iyo Putin Oo Ka Wada Qeyb-galaya Shirka Dhaqaalaha Ee Asia-Pacific-ga Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gacan galiyey dhiggiisa Ruushka Fladmiir Putin intii lagu guda jiray casho sharafeed lagu qabtay xarunta madasha dhaqaalaha dowladaha Aasiya iyo badweynta hindiya ee Fiidnaam. Labadan…
2 daqiiqo Doorashada Somaliland: Somaliland Oo La Xayiri-doono Social Media 13-ka Bisha Wixii Ka Dambeeya Iyo Garyaqaan Sharci-darro Ku Tilmaamay Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxay sheegeen in baraha bulshada ku wada xidhiidho ee internetka laga xidhi doono guud ahaanba Somaliland laga bilaabo lixda fiidnimo ee 13 bisha November oo ah…