1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay In Gacanta Lagu Dhigay Dad Lala Xiriirinayo Qaraxii Zoobe Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay dad lala xiriirinayo qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka Dadweynaha Oo Dib Uga Howl Bilaabay Isgoyska Zoobe Saakay oo Sabti ah waxay gaadiidka dadweynaha dib u isticmaalayaan Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kadib qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyskaasi. Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog News oo soo maray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khasaaraha Rasmiga Ah Ee Ka Dhashay Qaraxii Zoobe Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yariisow oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: 53 Kamid Ah Ciidamada Ammaanka Oo La Dilay Madaxda Dalka Masar ayaa sheegay in 53 ka tirsan ciidamada ammaanka dalkaasi la dilay ka dib markii ay iska horumaad uu ku dhexmaray iyaga iyo kooxo hubeysan gobolka saxaraha galbeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydkii Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin Oo Maanta Lagu Aasay Dalka Hindiya Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo bishan 18keeda ku geeriyooday dalka Hindiya ayaa maanta lagu aasay degmada Gorgor oo ka tirsan gobolka Haryana ee isla dalkaasi Hindiya. Hadaba, Halkan Ka Akhriso,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Madaxweyne Waare Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahii Degmada Balcad, Sh/dhexe Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilkii kaga qaaday guddoomiyahii degmada Balcad, Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole, waxaana xilkaasi loo magacaabay mas’uul cusub. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxyeellada Wariyeyaasha Kasoo Gaartay Qaraxii Zoobe Dhawcyada ay qabaan wariyeyaasha ku waxyeeloobay qarixii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa isugu jira kuwo fudud iyo kuwo culus intaba, kuwaas oo ku jira isbitallada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Midowga Yurub Veronique Lorenzo Oo Maanta Booqatay Isgoyska Zoobe, Kana Hadashay Safiirka midowga Yurub Veronique Lorenzo oo maanta booqasho ku timid isgoyska Zoobe kaas oo 14-kii bishan oo ka dhacay qarax sababay dhimashada 300 iyo tiro ka badan oo dhaawac ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dayactir Lagu Bilaabay Laamiga Zoobe Oo Ku Buburay Qaraxii Dhacay Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u dayactir ku bilaabay laamiga Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ku burburay qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay halkaasi. Guddoomiyaha gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Maxaabiis Dalbaday In Maxkamad La Horgeeyo (Dhageyso) Maxaabiis ku xiran xabsiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ka codsaday in maxkamad la soo taago. Maxaabiistani oo ku xiran saldhigga magaalada Gaalkacyo…