1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka Oo geeriyoodey Allaha u naxariistee waxaa dalka India saakay oo Arbaco ah ku geeriyoodey xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ehlada xildhibaanka ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Isku Soo Bax Baroordiiq Ah Oo Ka Dhacaya Jowhar Waxaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe lagu qabto isku soo bax baroordiiq ah, kaasi oo lagu muujinayo sida umadda Soomaaliyeed uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Maanta Ka Dhacaya Muqdisho Sida maamulka gobolka Banaadir sheegay maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka dhaco dibadbax tacsi, kaasi oo lagu muujinayo sida shacabka Soomaaliyeed uga damqadeen qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Saakay Xiran Saakay oo Arbaco ah waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, waxaana loo diidayaa isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Waxaa gabi ahaanba xiran wadada Makka Al-mukarrama oo meelaha qaar xitaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tiarada Shaqaalaha Dowladda Ee Ku Dhintay Kuna Dhaawacmay Qaraxii Zoobe Oo La Shaaciyey Kulan ay manta isugu yimadeen xiriirka guud ee shaqaalaha dowladda aya lagu shaciyey tirada rasmiga ah shaqaalaha dowladda ee ku dhintay qaraxii Zoobe iyo kuwii ku dhaawacmay. Waxaa kulankaan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: C/weli Gaas Oo Sheegay In Diyaarad Dawo Ah Iyo Dhaqaatiir Usoo Dirayaan Muqdisho Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay magaalada Muqdisho usoo diri doonaan dhaqaatiir iyo sidoo kale diyaarad dawo ah, si ay uga qeybqaataan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Is Xilqaamay Oo Olole Nadaafadeed Ka Bilaabay Igoyska Zoobe Dhallinayarada Soomaaliyeed ayaa maanta si aan kala har lahayn waxay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ka bilaabay olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo bilicda halkaasi. Dhallinyaradan oo si iskood…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taabit Oo Ku Dhowaaqay Dibadbax Ballaaran Oo Berri Ka Dhaca Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Taabit Cabdi ayaa sheegay in Arbacada Berri ah magaalada Muqdisho lagu qaban doono dibadbax ballaaran kaasi oo lagu muujinayo sida shacabka uga xunyihiin qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qatar Oo Daawo Iyo Qalab Caafimaad Ka Soo Dejiyay Muqdisho Dalka Qatar ayaa goordhaw waxaa uu Aden Adde Airport ee magaalada Muqdisho ka soo dejiyay diyaarad military oo sida daawo iyo qalab caafimaad. Dalka Qatar waxaa uu ka mid noqonayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Daawo Iyo Qalab Caafimaad Ka Soo Dejiyay Muqdisho Dalka Mareykanka ayaa goordhaw waxaa uu gegida diyaarada ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo dejiyay diyaarad military oo sida daawo iyo qalab caafimaad. Dalal ay ka mid…