2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland “Lacag Kama Qaadan Dowladda Federaalka” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar maalmahan dambe ay isla dhexmarayaan dadka ku sugan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo, kuwaasi oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/samad Macallin: Shacabka Waxay Dowladda Ka Filyaan Qaadista Tallaabooyin Degdeg Ah (DHAGEYSO) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/samad Macallin Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii maalin kahor ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare aad u badan. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka, Q.M Iyo IGAD Oo Cambaareeyay Qaraxii Zoobe Golaha ammaanka iyo xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa dhaleeceeyay qaraxii Zoobe ka dhacay 14-kii bishan, kaas oo ay ku dhinteen ku dhawaad 300 oo qof. War saxaafadeed ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf “Siyaasad Yaanan Isku Riix-riixine Cadowga Aan Iska Celinno” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, bedalkii lagu mashquuli lahaa siyaasadda. Waxa uu tilmaamay Xaaf in wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kulan Looga Hadlayey Is Dhexgalka Bulshada Mudug Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Kulan is dhexgal ah islamarkaana u dhaxeeyay Bulshada Galmudug iyo Puntland, loogana hadlayey Nabadda iyo xasiloonida Mudug ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi. Waxaa kulankaan ka qeybgala mas’uuliyiin…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawlada Federaalka oo Shaacisay Qasaaraha Nafeed ee qaraxii Zoobe Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii shalay 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee magaalada Muqdisho, dhaawacana ilaa 300 oo isbitaalada magaalada la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax sabtidii ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, 130 ka mid ah dadkaasi dhintay meydadkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Recep Tayyip Erdogan Oo Diyaarado Militari U Soo Diraya Muqdisho Si Dhaawacyada Loogu Qaado Afhayeen u hadlay madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dadkii ku dhaawacmay qaraxii sabtidii lagu daweyn-doono dalka Turkiga. Dhambaal uu soo dhigay Twetter-ka waxaa uu sheegay ” Diyaarad Militari ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka Madiina Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe Maamulka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyey dhaawacyadii shalay la gaarsiiyay Isbitaalkaasi, kuwa xaaladooda adag tahay iyo guud ahaan tirada dadka dhaawaca ah ee hadda jiifa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Yaa La Xukumayaa Haddii Maalin Walbo Boqolaal Ruux Ay Micno Darro Ku Dhimato” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii dadka badan lagu laayey ee shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Madoobe ayaa soo jeediyey in…