2 daqiiqo Sheeko:Dalka António Guterres: Dowladda Federaalka Ah Iyo Maamullada Waa In Ay Ka Wada Hadlaan Qeybsiga Awoodaha, Dakhliga Iyo Kheyraadka António Guterres, xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa ku dhiirigeliyay dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada in ay ka wada hadlaan qeybsiga awoodaha, dakhliga iyo kheyraadka, sidaasi waxaa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo La Wareegtay Bariire Maalin Kadib Is-casilaaddii Wasiirka Gashaandhigga Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire ee shabeeladaha hoose ayaa sheegaya in saaka ay la wareegeen xarakada Al-shabaab kadib markii ay isaga baxeen ciidamada dowladda federaalka ah. Tilaabadan ayaa imaaneysa maalin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gaas Oo Siyaasiyiin Xabsiga Dhigay Iyo Mas’uuliyiin Arrinkaas Sharci-darro Ku Tilmaamay Maamulka Puntiland ayaa waxaa uu xabsiga dhigay siyaasiyiin horey xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii KMG ee federaalka iyo maamulka Puntiland. Siyaasiyiinta la xiray waxaa ka mid ah: Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hey’ado Talyaani Ah Oo Bad-baadisay 200 Caruur Tahriibayaal Ah, Soomaali Ayaa Ku Jirta Dalka Talyaaniga waxaa lagu bad-baadiyay doon dadka tahriibisa oo ku socotay badda Mediterranean-ka taas oo la sheegayo in ay wadday boqolaal caruur ah oo aaney la socon eheladooda, caruurtaas ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Iran Ku Tilmaamay Maamul Xagjir Ah Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday in uu qiro in Iran u hoggaansantay heshiiskii Nukliyeerka kaasi oo la saxiixay 2015, waxaa uuna ku tilmaamay Tahraan tahay maamul xagjir ah. Trump ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liberia: George Weah Oo Ku Horeeya Codadka La Tiriyay, Waa Kuma Weah? Natiijada horudhac ah ee doorashooyinka dalka Liberia ayaa muujinaya in uu ku horeeyo ciyaar-yahanka caan ah George Weah. Guddiga doorashada dalkaasi oo loo yaqaano (NEC) waxaa ay sheegayaan in Mr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hawada Soomaaliya Oo Lagala Soo Wareegayo Hey’adda ICOA Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa mar kale ku celiyay in Soomaaliya la soo wareegtay maamulka hawada. Arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Oo Is-casilay Cabdirashid Cabdullahi Maxamed oo ahaa wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya ayaa goor dhaw istiqaaladiisa u gudbiyay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Go’aanka waxaa la sheegay kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirrada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulankooda Khamiislaha ahaa Maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Cabdi Jaamac Warsame oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan: Soomaaliya Oo Ka Qeyb-gashay Shirka EMRO WHO Waxaa Magaalada Islamabad ee dalka Pakistan lagu qabtay shir goboleedka wadamada xubnaha ka ah EMRO WHO, iyadoo shirkaasi uu furay Madaxweynaha dalka Pakistan Mr Mamnoon Hussain, Waxa ka soo qeyb…