1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Dad Aan Talin Jirin Baa Taliyay” (Dhageyso) Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib shir uu uga soo qeybgalay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dalka ay ka jirto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Puntland Oo Gubtay 600 Milyan Oo Shilin Soomaali Been Abuur Ah Maamulka Puntland ayaa maanta waxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku gubeen 600 milyan oo shilin Soomaali been abuur ah, taasi oo dhowaan ay gacanta ku dhigeen ciidamada ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: DP World Oo La Wareegtay Dekadda Boosaaso Maamulka Puntland ayaa maanta si rasmi ah waxay dekadda magaalada Boosaaso ugu wareejiyeen shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraatka, kadib munaasabad ka dhacday dekaddaasi. Munaasabaddan waxaa ka qeybgalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeyb-gashay Shirka Ururka Isgaarsiinta Caalamka Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Sebteembar ka furmay caasimadda dalka Argentina ee Buenos Aires, ka dib markii wasaaraddu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Calanka Oo Laga Xusay Magaalada Muqdisho Munaaasabad lagu maamuusayey maalinta Calanka Soomaaliyeed ayaa xalay ahaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 63-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre “Wey Dhammaatay Waqtigii La Niyad Jabi Jiray” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu dhammaaday waqtigii ay niyad jabi jireen madaxda Soomaaliyeed, islamarkaana markaan madaxda maanta ay u taagan yihiin waxqabad dhab ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Iran Oo Cambaareeyay Soomaaliya Afhayeen u hadlay wasiirka arrimaha dibadda Iran Bahram Qassemi ayaa cambaareeyay dalka Soomaaliya kadib markii xabado lagu furay Dooni dalkaasi ah oo mareysay xeebaha Soomaaliya, waxaa dhintay Kabtanka halka qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Dowladood ee Ay Adag Tahay In Gabdhaha Ay Wax Ku Bartaan Qarnigan 21aad, waxaa jiro dowlado ay adag tahay in gabdhaha ay ku helaan waxbarasho, Dowaladahan ayaa ah dowlado faqiir ah oo qoysasku ay la daalaa dhacayaan cunno yari, cudurro iyo barakac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Dalka Wuxuu Ku Jiraa Dib u Kabasho Dhinac Walbo Leh” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna hoosta ka xarriiqayaa in ay…