1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Kismaayo Oo Laga Soo Saaray War-murtiyeed Ka Kooban 16 Qodob Shirka uga socday madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 16 qodob, kaasi oo ka tarjumaya waxa ay isku af garteen madaxdii shirtay. Qodobada lasoo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Kaluumeysiga Ee Puntland Oo Iska Fogeysay Eedeyn Kaga Timid Kalluumeysatada (Dhageyso) Wasaaradda Kalluumeysiga ee maamulka Puntland waxbo kama jiraan ku sheegtay eedeyn dhowaan uga timid Kalluumeysatada, taasi oo ahayd in wasaaraddu aanay waxbo ka qaban baahiyahooda. Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ahlu-sunna Oo Soo Dhoweysay Shirka Kismaayo Maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe ayaa soo dhoweeyay shirka maamul goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Ku xigeenka hoggaamiyaha maamulka Ahlu-sunna ee gobollada Dhexe Cabdullaahi Xirsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Oo Wadda Qorshe Lagu Horumarinayo Haweenka Wasaaradda haweenka Galmudug ayaa sheegtay iney waddo qorsheyaal badan oo lagu horumarinayo haweenka Mudug iyo Galgaduud. Wasiirka wasaaraddaasi Hodon C/laahi Shire oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in ulajeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Deegaanno Kamid Ah Hiiraan Waxgaradka ku dhaqan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay beello ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan iney nabadda qaataan oo dagaallada ay joojiyaan. Kadib kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Xoosh Oo Sheegay Iney Socdaan Wadahadallo Ku Aadan Dib u Qabashada Shirka Dastuurka Wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney aad uga xumeed inuu baaqdo shirkii looga hadlayey arrimaha Dastuurka, kaasi oo ka dhici lahaa magaalada Muqdisho. Wasiirka wasaaraddaasi C/raxmaan Xoosh Jibriil…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Lagu Leeyahay 8 Bil Oo Mushaar Ah Shaqaalaha Dowladda federaalka ah, Ciidan iyo rayidba waxaa ay dowladda federaalka ah ku leeyihiin mushaar 8 bil ah, sidaasi waxaa lagu ogaaday baaritaan ay sameysay Goobjoog News. Ciidamada Militariga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Talyaaniga: Nin Soomaali Ah Oo Qaxootiga Dil iyo Kufsi U Geystay Oo Xabsi Daa’in Lagu Xukumay Maxkamada ku taallo magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa xabsi daa’in ku xukuntay nin Soomaali ah oo magafe ahaa, kaas oo qaxootiga u socdo Yurub u geysan jiray dil, kufsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q.M: 5 Milyan Milyan Oo Ciraaqiyiin Ah Ayaa Ka Cararay Daacish Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay qaxeen in ka badan 5 malyan oo Ciraaqiyiin ah tan iyo markii ay ururka dowladda Islaamka qabsadeen dhul ballaaran oo ku yaallo waqooyiga iyo…