1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’ila Odinga Oo Sheegay Inuu Ka Haray Doorashooyinka Kenya Ra’ila Odinga, hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya ayaa sheegay in isaga iyo ku xigenkiisa Kalonzo Musioka ay isaga hareen tartanka doorashada ee la filayo in la qabto dhammadka bishan. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirada Dadka Qaatay Kaararka Codeynta Doorashooyinka Somaliland Oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyey tirada rasmiga ah ee dadka qaatay kaararka codeynta doorashada maamulkaasi oo la filayo iney dhacdo 13-ka bisha November. Xubnaha guddigan oo saxaafadda kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay Iney Ku Guuleysatay Xasilinta Amniga Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney ku guuleysatay xasilinta amniga caasimadda dalka ee Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi Axmed Maxamuud Sayid oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Jaamacad Ku Taalla Kenya Rag hubeysan, loogana shakisan yahay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa iney weerar ku qaadeen Jaamacadda Farsamada ee deegaanka Ukunda, kaasi oo hoostaga magaalada Mombasa ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Kismaayo Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta Oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyo shirka madaxda maamul goboleedyada uga socda magaaladaasi. Shirkan oo Kismaayo ka bilowday 8-dii bishan ayaa ah mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Degmada Doolow Oo Laga Hirgeliyey Mashruuca Waraabka Beeraha Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa laga hirgeliyey Mashruuca Waraabka Beeraha oo wax looga Qabanayo cunno yaraanta ka jirta Gobolkaasi. Mashruuca waraabka Beeraha ee Fadal ayaa bishii 8-aad ee sanadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sanduuqa Xaaladaha Deg-degga ah Ee Qaramada Midoobey Oo Gaaray Hadafkii Ahaa US$450 Million Isku duwaha arrimaha Banii’adnimada u qaabilsan xogheyaha qaramada midoobey Mark Lowcock ayaa sheegay in Sanduuqa xaaladaha deg-degga ah Ee qaramada midoobey uu helay sanadkan 2017-ka lacagtii loo qorsheeyay ee aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: AMISOM Waxaa Ay Soomaaliya Ku Dishay Sanadkii Tagay 42 Caruur Ah Warbixin ay soo saartay qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ay dileen 42 caruur ah sanadkii tagay. Caruurta ay AMISOM bar-tilmaameedsadeen ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Oo Ka Aragti Dhiibtay Shirka Kismaayo Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed oo la hadlay Goobjoog News, ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay shirka maamul goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Waxay shacabkan qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Kenya Oo Lagu Eedeeyay Dilalka Dad Shacab Ah Hay’adda xuquuqul insaanka Kenya ayaa ku eedeysa booliiska dalkaasi iney dileen dad shacab ah oo dhigayey dibabaxyo ka dhacay magaalooyin kamid ah dalkaasi. Qoraal ay soo saartay hay’addan ayaa waxay…