1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaannadii Dagaallada Ka Dhaceen Ee Sh/dhexe Wararka ka imaanaya deegaanno hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in deganaansho laga dareemay halkaasi, kadib markii shalay iyo xalay ay halkaasi ku dagaallameen ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Rag Hubeysan Oo Lagu Qabtay Degmada Afgooye Taliska ciidanka Booliiska degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa shaaca ka qaaday in howlgal ay ka sameeyeen duleedka degmadaasi kusoo qabteen rag hubeysan oo dadka dhac u geysan jiray.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Iyo Shacabka Hiiraan Oo Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Zoobe Maamulka gobolka Hiiraan iyo shacabka gobolkaasi ayaa si kulul waxay uga hadleen qaraxii 14-kii bishan lagu laayay shacabka Soomaaliyeed ee ku sugnaa isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Kulan ballaaran oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Loogu Baaqay Iney Jawaab Ka Bixiso Qaraxii Zoobe Aqoonyahan Maxamed Maxamuud oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibaddiisa ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya in jawaab sax ah ay ka bixiso qaraxii shacabka badan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Isku Casilay Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Ee Dowladda Federaalka? Axmed Maxamed Maxamuud , afhayeenkii wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa isaga oo ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, wuxuu sheegay inuu iska casilay xilkaasi. Afhayeenka oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Abshir Bukhaari: Waxaan Rabnaa In La Helo Banki Dhiig ah oo Loogu Gurmanayo Dadka Dhaawaca qaba Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee dowladda federaalka ah aya xalay kulan baroor-diiq ah ku yeeshay Muqdisho, iyagoo si isku mid ah isugu raacay in gurmad loo fidiyo dadkii ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxii Zoobe: Beesha Caalamka…Yaa Ka Hadlay, Yaa Ka Aamusay, Yaase Wax-qabtay? Qaraxa sabtidii ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isla markaana ay ku dhinteen ku dhawaad 300 oo qof waxaa ka hadlay dunida inteeda badan dalalka ugu waaweyn laakin inta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Mukhtaar Roobow “Qofka Idin Soo Diray Isaga Ha Yimaado Ama Ilmihiisa Hasoo Diro” Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si kulul wuxuu uga hadlay qaraxii maalin kahor ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab uu ka socdo duleedka degmada Balcad ee gobolkaasi. Ciidamada xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Xoogga Dalka Oo Xilka La Wareegaya Xarunta wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho waxaa ka soconeysa munaasabad kooban oo uu xilka kula wareegayo taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka C/weli Jaamac Warsame. Munaasabaddan waxaa ka qeybgalaya wasiiru…