4 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Uu Qaraxii Zoobe Ku Yeeshay Ardayda Jaamacadaha Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho 14 bishan, waxa uu saameyn culus oo dhan walba ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxa ugu badan ee uu dhibaateeyay ayaa ahaa, dadkii xoogga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Jubbaland Oo Lagu Diley Kismaayo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose loogu geystay mudane ka tirsanaa baarlamaanka maamulka Jubbaland. Rag ku hubeysan bistoolado ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Sacuudiga Ah Oo Lagu Dilay Xadka Yemen Saddex askari oo Sacuudiyiin ah ayaa waxaa lagu dilay xadka Koofureed oo ay wadaagaan Sacuudiga iyo Yeman ka dib dagaal dhex maray ciidamada iyo maleeshiyaadka Xowthiyiinta. Warbaahinta Sacuudiga ayaa waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Madax Kale Oo Ka Hadlay Dibad-bax Muqdisho Ka Dhacay Waxaa galabta dibad-bax lagu qabtay garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka qeyb-galeen madaxda dalka sida duqa magaalada Muqdisho, guddoomiyaha aqalka sare, ra’isul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Koonfurta Suudaan: Safiirrada Shisheeye Oo U Tacsiyeeyay Soomaaliya “Sawirro” Sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha ahna xog-hayaha labaad ee Safaarada Soomaaliya ee magaalada Juba caasimada Koonfurta Sudan Mudane Maxamed Cali Maxamed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Safaara Buuga Tacsida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Iidle “20 Kun Oo Doolar Ayaan Ugu Yaboohnay Gurmadka Qaran” Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleybaan oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyn ka hadlay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe oo uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Shacabka Oo Dhigey Dibadbax Ka Dhan Ah Al-shabaab Boqolaal qof oo shacab ah, isuguna soo baxay maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa dhigay dibadbax ballaaran oo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab, sidoo kalena lagu cambaareenayey qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ka Bilowday Magaalada Muqdisho Shacab aad u badan ayaa goor dhow waxay dibadbaxyo ay ku muujinayaan sidey uga xunyihiin qaraxii Zoobe ka bilaabeen magaalada Muqdisho. Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa lagu arakayaa boqolaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Bilowday Koronto Ka Dhalinta Biyo Xireenka “Nahda” Itoobiya ayaa sheegtay in ay bilowday ka dhalinta korontada biyo xireenka wabiga ka hor inta uusan dhamaanin dhismihiisa, arrinkaani ayaa timid ka hor kulanka wasiirada waraabka ee dowladaha Itoobiya, Masar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Marxuum Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin Allaha u naxariistee waxaa dalka India saakay oo Arbaco ah ku geeriyoodey xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Hadaba, Halkan Ka Akhriso…