1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Juxa: Dowladda Cid Ay u Wadato Doorashada Hirshabelle Ma Jirto Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay dhex dhexaad ka tahay doorashada maanta la filayo iney ka dhacdo magaalada Jowhar.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Degmada Dayniile Ku Dhexmaraya Labo Ciidan Wararka aanu ka heleyno agagaarka Haanta-dheer ama Kabka ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu muddo saacado ah ka socdo dagaal u dhaxeeya sida la sheegayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Labo Askari Oo Lagu Dilay Degmada Afgooye Rag ku hubysan Bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ku dileen Labo askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda. Askartan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Magacyada Xubanaha Ku Tartamaya Doorashada Hirshabelle Saacado kadib waxaa magalaada Jowhar ka bilaaban doonta doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle, waxaana ku tartami doona Sideed musharrax. Musharraxiinta tartamaya qaarkood horey ayeey xilkaan ugu soo tartameen, qaarna xilal kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Maanta La Dooranayo Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay doortaan madaxweynaha maamulkaasi, kadib xil ka qaadistii Cali Cabdullaahi Cosoble. Waxaa laga dareemayaa magaalada Jowhar qabanqaabada guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad Oo Diidan Aftida Kurdistan Baarlamaanka gobolka Kurdistan ayaa waxaa uu u codeeyey in cod loo qaado madaxbanaanida gobolka, taasi oo caqabad ku ah xukuumadda dhexe ee Ciraaq iyo dowlado kale oo ay ka mid tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Oo Weli Rumeysan In Soomaaliya Ka Dhici Karto 2021-ka Doorasho Qof Iyo Cod Ah Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) ayaa waxaa ay waddaa olole lagu hubinayo in Soomaaliya ka dhacdo 2021-ka doorasho qof iyo codkiisa ah. Khamiistii, waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Dhashay Xiisad U Dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya Dagaal beeleed u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada Itoobiya ayaa dib uga cusboonaaday dalkaasi, in ka badan 32 qof ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen, Khasaaraha dhimasho, dhaawac keliya ma…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Khudbadihii Murashaxiinta Oo La soo Gabagabeeyay Waxaa Maanta magaalada Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle lagu soo gabagabeeyay khudbadaha murashaxiinta u tartamaya madaxtinnimada maamulka. Sida ay sheegayaan weriyeyaasha Goobjoog News ee xarunta ku sugan waxaa maanta hadlay illaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre, qeybiisa hore, halka uu qeybtiisa danbe uu shir-guddoominayey…