2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Agow Xaaladda Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Shalay Ee Muqdisho Lix ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan kuna waxyeeloobay qarax shalay ka dhacay Muqdisho ayaa la geeyay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho . Dhaqaatiirta yaa ku waramaya in xaaladdooda caafimaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baay: Dagaalyahanno Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen Labo nin oo ka tirsanaa dagaalyahannada Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Aadan Cabdi Qooqane oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Qarax Lagula Eegtay Duleedka Dhoobley, Jubada Hoose Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo Kenyan ah lagula eegtay duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose. Ciidamadan ayaa marayey sida la sheegay inta u dhaxeysa Dhoobley iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay deegaanka Farlibaaax ee Hiiraan. Ciidamada dowladda ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Soomaalida K/Afrika Oo Kahor Yimid Dhiibistii Qalbi Dhagax Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa dibadbax ay kaga soo horjeedaan dhiisbitii dowladda Federaalka ee Qalbi Dhagax waxay ka dhigeen magaalooyin kamid ah dalkaasi. Waxay dadkani sheegeen iney aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddiga Doorashada Hirshabelle Oo Sheegay Ineysan Jirin Caqabad Hortaagan Howlahooda Guddiga doorashada maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in aysan xilligaan jirin wax caqabad ah oo hortaagan qabashada doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Guddoomiyaha guddiigaasi Maxamuud Xuseen Yuusuf oo la hadlay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Jowhar Oo La Adkeeyay Ammaanka guud ee magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, maadaama magaaladaasi lagu qabanayo doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle. Wararka waxa sheegayaan in dhammaan xaafadaha magaalada Jowhar lagu arkayo ciidamo dheeraad ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khabiir Mareykan Ah: Farmaajo Waa In Uu Dhisaa Ciidamo Qaran Si AMISOM U Baxdo General Thomas Waldhauser oo ka tirsan Marines-ka Mareykanka, hogaamiyana AFRICOM ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo looga fadhiyo in uu dhiso ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya si ay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Cunno-Qabateyn Saaray Kuuriyada Waqooyi Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa isku raacay go’aanka Mareykanka ah kaasi oo lagu xoojinayo cunna-qabateynta la saarayo kuuriyada waqooyi, taasi oo fal-celin u ah gantaal uu tijaabiya dhawaan hoggaamiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: 18 Askari Oo Lagu Dilay Siinaay Ugu yaraan 18 ka mid ah ciidamada booliska dalkaasi Masar ayaa ku dhintay qaraxyo miino ah oo lala beegsaday kulanyo ka tirsan ciidamada oo maray magaalada Cariisha ee waqooyiga Siinaay.…