2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qaxootigii Dib Ugu Soo Laabtay Dalkooda Oo QM ka raba Lacago Ay u Balanqaadday Qaxooti Soomaaliyeed oo dib uga soo laabtay dalalka Yemen, Jabuuti iyo Kenya ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday kadib markii ay sheegeen in looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Maqaayad Ku Taalla B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in qof soo xirtay walxaha qarxa uu weerar ismiidaamin ah ka fuliyey maqaayad ku taalla magaaladaasi. Maqaayadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Ay La Socdeen Dad Shacab Ah Oo Lagu Rasaaseeyay Degmada Dharkeenley Ee Muqdisho Rag hubeysan islamarkaana saarnaa gaari ayaa la sheegay iney rasaas ku fureen gaari kale oo ay saarnaayeen dad shacab ah kaasi oo marayey xaafadda Suuq Liif ee degmada Dharkeenley. Goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Ballan-qaaday Dhismaha Waddooyin Cusub Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqamagaalada Muqdisho Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa saaka dhagax-dhigay dib u dhiska wadada Janaraal Daa’uud oo isku xirta Taaladda Daljirka iyo wadada Sodonka ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wasiiro Booqanaya Dhulalka Baadiyaha Ee Ka Fog Gaalkacyo Wasiirka dastuurka Galmudug Maxamed Cabdi Colaad iyo xubno ka tirsan maamulkaasi ayaa maanta lagu wadaa iey booqdaan dhulalka baadiyaha ee Gaalkacyo ka baxsan si xal loogu helo dilalka dadka xoolo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Baarlamaanku yaanu niyad jabin shacabka” Falanqeeye Siyaasadeed ayaa sheegay in mooshin laga keeno xukuumadda uu rajo dili karo shacabka Soomaaliyeed. Maxamed Maxamuud Nuur Caalim ayaa sheegay in baarlamaanka iyo xukuumadda laga doonayo inay dejiyaan xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Digey Khilaafka Ka Dhex Taagan Xildhibaannada Golaha Shacabka Aqoonyahan Faysal Rooble ayaa sheegay in khilaafka ka dhex taagan xubno ka tirsan baarlamaanka iyo xukuumadda uu hakad ku keenay howlihii shaqo ee xukuumadda. Waxa uu sheegay in muhiim ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageysiga Khudbadaha Musharraxiinta Hirshabelle Oo Maanta Bilaabaneysa Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka bilaabato dhageysiga khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle. Waxaa is diiwaangeliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-bax Looga Soo Horjeedo Ka bixitaanka Uk Midowga Yurub Oo Ka Dhacay London Kummanaan qof ayaa iskugu soo baxay waddooyin magaalada London ee dalka UK iyaga oo ka cabanaya in UK ay ka baxdo midowga Yurub. Dadkan ayaa waxay iskugu soo baxeen barxadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadaha iyo Dalladaha Waxbarashada Oo Ka Talo Dhiibtay Geeddi Socodka Dib u Eegista Dastuurka Kulan wadatsahi ah oo ujeeddadiisu ahayd sidii Jaamacadaha iyo Dalladaha Waxbarashada ee ka jira magaalada Muqdisho ay ugu qaybqaadan lahaayeen Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka ayay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka…