1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka NISA Oo Qabtay Gaari La Sheegay In Loo Adeegsaday Dilal Ka Dhacay Muqdisho Ciidamada Nabad Suggida iyo sirdoonka qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay gaari noociisa uu yahay NOHA oo la sheegay in loo adeegsaday dilal 48-saac ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Balcad Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa jidka u galay gaari dagaal oo ay la…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 9/11 Kadib, Waa Maxay Saameynta Mashruuca Argigixiso La Dirirka Ku Yeeshay Soomaaliya? Maanta oo kale 16 sano ka hor, dhalinyaro carab ah ayaa weeraray daaro mataano ahaa oo ku yaallay dalka Mareykanka, dhacdadaasi kadib waxaa isbadalay khariidadda siyaasadda caalamka, Mareykanka waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Baaq u Dirtay Baarlamaanka Federaalka Ururka ONLF ayaa baarlamaanka Soomaaliya ugu baaqay in ay tallaabo ka qaadaan cidda ka danbeysa dhiibistii Cabdikariin Qalbi Dhagax. Afhayeen u hadlay ururkaasi oo lagu magacaabo C/qaadir Xasan Hirmooge ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Muddo Ku Xirnaa Jowhar Oo Lasii Daayay Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in lasoo daayay waxgarad ku dhow 10, kuwaasi oo u xirnaa maamulka gobolkaasi. Waxgaradkan ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Hiiraan Oo Baaraya Qaraxii Shalay Ka Dhacay B/weyne Taliska Booliiska Hiiraan ayaa sheegay iney wadaa nbaaritaan ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ahaa, kaasi oo shalay ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Taliyaha qeybta Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay In La Dhaqangeliyo Heshiikii Gaalkacyo Ku Gaareen Galmudug Iyo Puntland Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa ku baaqay in la hirgaliyo qodobo dhowaan ay Gaalkacyo ku kala saxiixdeen Galmudug iyo Puntland. Afhayeenka odayaasha dhaqanka Galmudug Nabadoon Yaasiin Maxamed Gaani ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Maanta Go’aaminaya Sax Iyo Qalad Ahaanshiyaha Go’aankii Lagu Dhiibay Qalbi-dhagax Ajendaha Aqalka sare kulankaooda maanta, waxaa uu go’aan ka gaari-doonaa sax iyo qalad tillaabadii ay Xukuumadda Kheyre ay ku dhiibtay Cabdikarim Qalbi-dhagax. Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Balad-Xaawo: Al-shabaab Oo Weeraray Fariisimmo Ciidamada Jubbaland Dagaalkan oo u dhexeeya ciidamada Darwiishta Jubbaland iyo Alshabaab ayaa ka dhacay waaberigii saaka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Xarakada Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerar ay ku soo qaadeen saldhig…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Sergei Lavrov Oo Ku Baaqay in Wada-hadal Lagu Xaliyo Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa ku baaqay in dhibaatada ka dhex taagan dowladda Qatar iyo dowladaha carbeed lagu xaliyo wadahadal toos ah. Sergey Lavrov oo shir jaraa’id la…