1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Bogaadiyey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Madaxweynaha dowladda Federraalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay xerada ciidamada Jenerraal Gordan ee magaalada Muqdisho. Xeradan oo lagu tababarayo ciidamo ka tirsan xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Diley K/Afrrika Muwaadin Soomaaliyeed ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Muwaadinkaan la diley ayaa magaciisa lagu soo koobay C/qani, waxaana la sheegayaa inuu ahaa darawal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Lagu Qaaday Gaari Uu Lahaa Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Dharkeenley Koox hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ay weerar ku qaadeen gaari la sheegay inuu lahaa guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada Dharkeenley. Dableyda weerarka fulisay ayaa saarnaa gaari NOHA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imise Musharrax Ayaa Isku Diiwaangelisay Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle? Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ka soconeysa is diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka Hirshabelle, iyadoo magaaladaasi maalmahan dambe ay ku qulqulayeen musharraxiin badan. Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Beello Ku Dagaallamay Deegaanka Gadoon Ee Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal dhexmaray maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed, kaasi oo shalay ka dhacay deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud. Cabdi Axmed Yuusuf,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Heshiisyay In Laga Xisaabtamo Wixii Ka Dhex-dhacay, Lana Dhiso Guddi Dib-u-heshiisiin Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa jimcihii kala saxiixday heshiis ka kooban 10 qodob, waxaana la sheegaya in la qaban-doono shir dib-u-heshiisiin, waxaa kale oo lagu baaqay in hirgelinta dhammaan heshiisyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dalka Myanmar Ay Ka Qaxeen 270 Kun Oo Muslimiin Ah Hay’adda qaxootiga adduunka ee raacsan qaramada midoobay ayaa sheegtay in 270 kun oo muslimiinta Rohingya ay u carareen dalka Bangladesh iyaga oo ka cabsanaya xadgudubyada ka socda Myanmar intii lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Sheeg Inay Diyaar U Tahay Wadahadal Ay Lagasho Dalalka Xiriirka U Jaray Amiirka dowladda qatar Tamiim ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la furo dowladaha carbeed ee xariirrka u jaray . Arintan ayaa timid ka dib markii ay qadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofurta Suudaan: 1.8 Milyan Oo Caruur Oo Didbad Joog Ka Ah Waxbarashada Hay’adda UNESCO ee u qaabilsan qaramada midoobay dhaqanka barbaarinta iyo waxbarashada ayaa waxaa ay sheegtay in dagaalka sokeeye ee ka socda Koofurta Suudaan uu ku qasbay ku dhawaad 1.8 milyan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waaberi Oo Ku Guuleystay Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir Waaberi ayaa loo caleemo saaray tartanka Degmooyinka Gobalka Banaadir kaddib markii ay 3-1 ku dubteen Degmada Hodan. Qeybtii hore ee dheesha ayaa caawa lagu kala nastay 2-0 oo ay ku…