1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Baydhabo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helaya qarax ismiidaamin ah oo gabal dhacii maanta ka dhacay maqaayad ku talla magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wararka ayaa sheegaya in ruux…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciyaarta Kama Dambeysta Degmooyinka Muqdisho Oo Caawa Ka Dhacaysa Garoonka Banaadir Caawa ayaa lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo garoonka Banaadir ee degmada C/casiis tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo muddooyinkii dambe si xiiso leh uga soconayey magaalada Muqdisho. Tartankan waxaa final-kiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadal Degdeg ah: Sacuudiga Oo Boqor Cusub Yeelanaya Maalmo Gudahood Warbixin ay daabacday CNBC ayaa lagu sheegay in uu jiro qoraal ay soo saareen Eurasia Group oo lagu ogaaday in dalka Sacuudiga uu boqor cusub yeelan doono tobobaadyada soo socda.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Booqashada Xaaska Erdogan Kadib, Wax Ka Ogow Dhibaatada Muslimiinta Rohingya Billow illaa Dhammaad Emina Erdoğan oo ah xaaska madaxweynaha Turkiga Erdogan oo booqasho ku joogta gobolka ayaa kulanka ay la qaadatay ra’isul wasaaraha Bangladesh Sheekh Hasina uga cosaday sidii ay u soo dhaweyn laheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqaalihii Lagu Qaban Lahaa Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo La Hayn Guddiga doorashada madaxeynaha mamulka Hirshabelle ayaa sheegay in aysan xilligan hayn dhaqaalihii lagu qaban lahaa doorashada madaxweynaha ee mamulkaasi. Guddoomiye ku xigeenka guddigan Abukar Xasan Cali ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Bakool Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo ay ka wadaan deegaanno kamid ah gobolka Bakool, kuwaasi oo amniga lagu xaqiijinayo. Meelaha ay ciidankaan howlgalka ka wadaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Ruushka Oo Duqeyn Ku Dilay Wasiirka Dagaalka Ee Daacish Wasaaradda gashaandhigga Ruushka ayaa sheegtay in ay duqeyn ka dhacay magaalada Deer-zuur ku dileen 40 ka tirsan maleeshiyaadka Daacish oo ay ku jiraan 4 ka mid ah hoggaamiyeyaashooda. War Saxaafadeedka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Batroolka Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: ONLF “DFS Waxay Ku Hadashay Afkii Itoobiya” Ururka ONLF ayaa go’aamadii xukuumadda shalay ay shaacisay ku sheegay kuwa kasoo maaxday maskax Itoobiya ee aan ahayn mid dowladda ka yimid. Afhayeenka ururkaasi Cabdulqaadir Sheekh Xasan Hirmooge ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaar Kamid Ah Shaqaalaha Dekadda Muqdisho Oo Ka Cabanaya Cadaalad Darro Qaar kamid ah shaqaalaha dekadda magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyey cadaalad darro ay sheegeen in ay ka jirto dekaddaasi. Qaar kamid ah shaqaalahan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa…