1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Musharraxiinta Hirshabelle Oo Maanta Is Diiwaangelinaya Musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah si rasmi ah isku diiwaangeliyaan. Inta la hubo 4 musharrax ayaa shaacisay iney u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dhameynta Xiisadaha Mudug Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Nabadda Ku Raadinayaan Gudiga loo xilsaaray dhammeynta xiisadaha ka taagan gobolka Mudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sida ugu haboon ee ay ku wajihi doonaan nabadda guud ee gobolkaasi. Maymuun Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Wada Shaqeynaya Nabadda Gobolka Mudug Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in si wadajir ah ay uga wada shaqeyn doonaan sidii loo nabadeyn lahaa deegaannada gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeennada maamulladan ayaa kulan ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Brazil: Labo Madaxweyne Oo Lagu Eedeeyay Musuq Dalka Brazil, waxaa maalintii Talaadadii la eedeeyay labada madaxweyne ee dalkaasi Dilma Rousseff iy Luiz Inacio Lula da Silva, eedeynta ayaa ah in ay lacago ka heleen shirkadda saliidda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga Oo Isu soo Dhawaashiyaha Sacuudiga iyo Iran Ku Tilmaamay Wax Lagu Qoslo Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga Caadil Jubeir ayaa isu soo dhawaashiyaha Sacuudiga iyo Iran ku tilmaamay wax lagu qoslo, isaga oo intaa raaciyay in xiriirka diblomaasiyadeed ee dhex-maray uu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir: Shuruudaha Xulashada 1000 Shaqaale Cusub Oo Lasoo Bandhigay Barnaamijkaan ayaa Waxaa Daah Furay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed qaar kamid ah Ku Xigeenadiisa, Xog-hayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Joojin Lagu Sameeyay 18 Garsoore Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa waxa uu soo saaray wareegto uu shaqada uga joojinayo 18 garsoore oo ka howlgalayey maxkamadaha gobolka Banaadir iyo degmooyinka hoos yimaada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudane Ka Tirsan Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay weerareen gaari uu la socday xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu magacaabo Xuseen Cali Xaaji. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Madaxweyne Oo Ololahooda Ka Bilaabay Jowhar Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in 12-ka bishan oo ay inaga xigto 7 cisho oo kaliya ku doortaan magaalada Jowhar madaxweynaha maamulkaasi, kadib markii ay xilka ka qaadeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abukaate Xalane “Weli Ma Aragno Isbedal Garsoorka Ah” Abukaate Cali Xalane oo wareysi siiyey Goobjoog, ayaa sheegay in weli dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo aanay wax isbedal ah ku sameyn arrinta garsoorka, wixii ka dambeeyay ballantii madaxweynaha ee…