1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waqooyiga Kuuriya Oo Qasab Ugu Biirtay Naadiga Nuclear-ka Dalka Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay tijaabada Nuclear-ka isaga oo sheegay in ay ka jawaabi doonaan haddii ay khatar dareemaan iyaga ama xulafadooda. “Handadaad kasta oo loo geysto Mareykanka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin Ku Saabsan Khasaaraha Weerarka Al-shabaab Ee Buulo-Gaduud Illaa 11 qof oo labada dhinac ayaa ku dhimatay weerar ay axaddii ay Al-shabaab ku qaadeen magaalada Buulo-Gaduud oo u dhaw magaalada xeebta ah ee Kismaayo. Mukhtar Cabdi Maxamed, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Mareykanka Ka Dalbaday Inuu Dib U Soo Celiyo Xarumaha Diblomaasiyadeed Ee Ruushka Dowladda Ruushka ayaa ka codsatay dalka Mareykanka inay dib u eegto xirista xarumaheeda diblomaasiyadeed, waxaa uuna Ruushka dusha ka saaray Mareykanka in ay si buuxa mas’uuliyadda u qaadaneyso haddii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Jubbaland Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan J/hoose Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa la wareegay gacan ku heeynta tuulada Buulo-gaduud ee Gobalka Jubada hoose. Wararka aanu ka heleyno deegaankaas ayaa sheegaya in dagaal khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaar Ah Goobjoog: Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Laga Qabtay Koonfurta Suudaan Ciidamada Koonfurta Suudaan ayaa Safaaradda Soomaalida ee dalkaasi ku soo wareejiyay 21 Tahriibayaal ah, kuwaas oo laga soo qabtay xadka u dhaxeeya Labada Suudaan, kooxdan ayaa ku sii jeeday dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dadkii Kasoo Barakacay Deegaanka Bariire Oo Gurmad u Baahan Qoysas badan oo kasoo barakacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, soona gaaray deegaanka Siinka dheer ayaa xilligaan waxay u baahan yihiin gurmad bini’aadannimo oo degdeg ah. Faadumo Macallin Isaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiye Cismaan Barre “Cidna Naguma Qasbin Xil Ka Qaadistii Cosoble” Cismaan Barre Maxamed, guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa isaga oo la hadlay shacabka ku dhaqan Jowhar waxa uu sheegay inaanu jirin cid ku qasabtay in xilka ay ka qaadaan Cosoble.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dab Ka Kacay Suuq Bacaad, Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay Suuqa Labaad ee dalka, Suuq Bacaad, kaasi oo khasaare hantiyeed geystay. Ganacsatada Suuqaasi qaarkood oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Ciidanka Ka Dalbaday La Shaqeynta Shacabka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in si isku soo dhowaansho usoo dhexmarto shacabka iyo ciidanka loo baahan yahay in ciidanka Soomaaliyeed door muhiim ah ku yeeshaan sidii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Baraawe Oo Sheegay In Duqeyn Lagu Diley Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in duqeyn ka dhacay deegaanka Kuunyabarow oo qiyaastii 185-km jirta degmadaasi lagu diley sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Bashiir Maxamed Yuusuf…