1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka Oo Diidaya In Ay Xayiraan Hantida Fethullah Gulen Dowladda Jarmalka ayaa waxay diiday codsi uga yimid dalka Turkiga kaasi oo ku saabsan in la xayiro hantida hoggaamiyaha mucaaradka Fatxullahi Gulen kaasi oo ku sugan Mareykanka, waxayna dowladda Turkiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pyongyang Oo La Rumeysan Yahay In Ay Tijaabisay Gantaal Sababay Dhul-gariir Dowladda Japan ayaa waxa ay sheegtay in Kuuriyada waqooyi uu ka dhacay dhul gariiir lagu qiyaasay heerkiisa 6.4 waxaana la sheegay in dhul gariirka uu ka dhashay qaraxyada Nukliyeerka. Dhinaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyadii Ka Dhacay Af-urur Oo Kordhay Waxaa la helayaa faah faahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay qaraxyo is xigxigay oo shalay ka dhacay deegaanka Af-urur ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidanka Puntland ayaa xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Afar Qof Oo Lagu Diley Nugaal Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Afar qof oo shacab ah, kuwaasi oo lagu diley gobolka Nugaal, gaar ahaan deegaan ku dhow xadka uu gobolkaasi la leeyahay Sool. Dilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Dib U Doorashadii Uhuru Kenyatta Oo La Laaley, Waa Ku Celis Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay doorashada dib loo doortay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. 6-da garsoore ayaa go’aankaasi ku gaaray si aqlabiyad ah maanta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Fariinta Madaxweyne Farmaajo Ee Maalinta Ciidda Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa, waxaa uu khudbadiisa xoogga ku saaray amniga iyo horumarka. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaqiiqo: C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax Waxaa Uu Ku Jiraa Gacanta Itoobiya Dowladda federaalka Itoobiya ayaa qiratay in ay Muqdisho ay u soo gacan gelisay Sarkaal ka tirsanaa Ururka ONLF oo lagu magacaabo C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax. Dr. Negeri Lencho Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Ogolaaday In AMISOM 500 Laga Dhimmo Dhammaadka Sanadka Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa isku raacay markii ugu horeysay in Ciimada AMISOM laga jaro 500 oo askari dhammaadka sanadka, taasi oo ka hor imaaneysaa dalabkii AMISOM ee ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abukaate Bashiir Nuur “Sharci Ma Ahan In Qof Soomaaliyeed Loo Dhiibo Dalka Kale” Abuukaate Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaynuunka muwaadinimo ay ka reeban tahay in qof Soomaali ah loo dhiibo dal kale. Sharci yaqaan Bashiir Nuur Xirsi oo wareysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka ONLF Oo Sheegaya In Qalbi-Dhagax Uu Horay Uga Tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka, Hadana Uu Ku Jiro Gacanta Itoobiya Cabdiqadir Xasan Hir-mooge oo ah afhayeenka jabhadda xureynta Soomaali galbeed ayaa Goobjoog News uga waramay sida loo qabtay CabdiKariim Sheikh Muuse (Qalbi-Dhagax)? Afhayeenka: Waxaa jira saddex iyo labaatankii bishaan CabdiKariim…