1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Leego Oo Sheegay Iney Al-shabaab Kala Wareegi Doonaan Deegaankaasi Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay iney ka go’an tahay sidii ay dib ula wareegi lahaayeen deegaankaasi oo ay hadda maamusho Xarakada Al-shabaab. Abukar C/laahi Isaaq oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cismaan “Doorashada Hirshabelle Waqtigeeda Ayeey Ku Dhici” Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle, Cismaan Barre Maxamed, ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha maamulkaasi ay waqtigeeda ku dhici doonto. Guddoomiyaha oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog, ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble Oo Eedeeyay Madaxda Dowladda, Sheegayna In Jowhar Laga Qabsaday Kuna Shaqeynayo B/weyne Madaxweynihii Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ee baarlamaanka maamulkaasi xilka ay ka qaadeen ayaa eedeeyay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu shalay gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Cosoble…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Iran oo Sacuudiga Ugu Baaqay In Ay Joojiyaan Taageerada Argigixisada Madaxweynaha Iran Xasan Ruuxaani ayaa ku eedeeyay dalka Sacuudiga in ay taageeraan argigixiso uu sheegay in ay joogaan dalka Yemen. Sida uu ku waramayo Telefishinka ku hadla afka Tahran madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Booqday Goobaha Duufaanta Ku Dhufteen Madaxweynaha Mareykanka Dowland Trump waxaa uu booqasho ku tagay magaalada Texas isaga oo duufaanta ku sheegay mid taariikhi ah. Mr. Trump waxaa kale uu Duufaanta ugu yeeray mid dilaa ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Xubnood Oo Loo Magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa wareegto ku magacaabay xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Xubnaha guddigan ayaa ka kooban 9, kuwaasi oo laga soo xulay xildhibaannada baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta Oo Xarunta Ku Shaqo Bilaabay 27 Sano Ka dib Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ku bogaadiyay masuuliyiinta cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooljiyada inay muddo kooban gudaheed ku guuleysteen inay si buuxda ugu shaqeeyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Gedo Oo Sheegay Inuu Isku Soo Dhiibey Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in maanta uu isku soo dhiibey sarkaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab, kaasi oo hadda ku sugan degmada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble Oo Tagey B/weyne Iyo Kulamo Uu La Qaadanayo Waxgaradka Hiiraan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa maanta oo Talaado ah gaaray madaxweynihii Hirshabelle ee dhowaan xilka ay ka qaadeen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi. Cosoble, waxaa safarkiisan ku wehlinaya xubno kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Gobolka Awdal Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil ayaa shaqo joojin ku sameeyey guddoomiyahii gobolka Awdal ee maamulkaasi. Wareegto uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka ayuu ku shaaciyay sababta uu…