1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Dadkii Lagu Laayay Bariire Oo La Aasay Iyo Dowladda Oo Magdhow Bixineysa Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Muqdisho lagu aasay meydadka dadkii dhowaan ay ciidanka dowladda iyo kuwo ajaaniib ah ku dileen deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose. Mid kamid ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 8 Arrin Oo Ka Qaldanaa Kulanka “Maqal Dadkaaga” Ee Xukuumadda Iyo Warbaahinta Waxaa magaalada Muqdisho xalay ka dhacay kulan loogu magac daray “Maqal Dadkaaga” kaas oo xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Kheyre ku sheegtay isla xisaabtan u dhaxeeya golaha wasiirrada iyo warbaahinta, marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ka Hadlay Waxa Ka Jira Inuu Isku Shaandheynayo Golihiisa Wasiirada Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay waxa ka jira in doonayo isku shaandheyn uu ku sameeyo golihiisa wasiirada. Kheyre oo ka qeybgalayey kulan su’aallo weydiin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Xajka Ka Celiyey Dad Gaaraya 400 Kun Oo Qof Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa sanadkaan celiyey ku dhawaad 400kun oo qof oo xujey ah kuwaas oo aan wadanin ogolaasha xajka si ay ugutaan acmaasha xajka. Sanad walba waxaa guta acmaasha xajka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Ku Baaqay In La Xaliyo Dhibaatada Khaliijka Iyada Oo Loomarayo Heshiiskii Shirmadaxeedkii Riyaadh Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo qadka teleefonka kula hadlayey boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdul Caziiz, ayaa ku booriyey in la xaliyo dhibaatada Qatar iyada oo waafaqsan heshiiskii shirmadaxeedkii Riyaadh. War-murtiyeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre oo soo xiray Shir weynaha Qaran ee Xal u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shir weyne looga hadlayay Xal-u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya. Waxaana shirkani soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lasoo Saaray Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka madaxweyne ee maamulkaasi. Sida ku cad jadwalkan waxay doorashada dhici doontaa 12-ka bisha September, 2017. Halkaan hoose ka akhriso jadwalka:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Ganaaxi Doona Guryaha Iyo Xarumaha Ganacsi Ee Qashinka Lagu Hor Arko Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in lacag ay ku ganaaxi doonaan qof walbo oo gurigeeda ama xarunteeda ganacsi lagu hor arko qashin wixii ka bilawda 1-da September 2017. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Dowladda Oo La Fasaxay Maalmaha Ciidda Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha ciidda. Qoraalka ayaa lagu yiri: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Dowladnimada Soomaaliya Waxaa Ay Ku Tiirsan Tahay Macaawinada Beesha Caalamka Soomaaliya waa dal dhaqaale ahaan aad u liito, ma jiro dhakhli iyo wax soo-saar la sheegi karo oo gudaha ah, Maalgeshi iska daa, nalooma ogolada deymaha hey’adaha lacagta adduunka, marka…