1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Nabadda Iyo Xasiloonida Mudug Oo Maanta Ka Furmaya Gaalkacyo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi uu ka furmo shirka nabadda iyo xasiloonida gobolka Mudug. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya madaxweyne ku xigeennada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya Oo Soomaalida Kula Taliyay In Ay Ka Haraan Arrinta Qalbi-dhagax, Sharciga Itoobiyana U Daayaan Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Cabdikarim Qalbi-dhagax. Cabdi Maxamuud Cumar oo arrintaasi ka hadlaayo waxaa uu yiri“Xaaladda Cabdikarim lagaga hadlaayo waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 3 Milyan Oo Xoolo Ayaa Laga Tallaalayaa Cudurro Ay Jadeecada Ku Jirto Dowlad Goboleedka Puntland ayaa wasaaradda xoolaha maamulkaasi u xil-saartay tallaalka malaayiin xoolo ah, kaas oo laga daweyn doono cuduro kala duwan oo ay jadeecadu. Agaasimaha Caafimaadka Xoolaha ee Puntland Dr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Kenya Oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa shaaciyey waqtiga la qaban doono doorashada dalkaasi, kadib markii maxkamadda sare ee dalkaasi ku dhowaaqday in doorashada ku celis tahay. Guddiga ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo Sheegay In Wasaaraddiisa Ay Wax Badan Qabatay Wasiirka dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka hadlay waxyaabaha ay qabatay wasaaraddiisa mudadii uu xilka hayey. Wasiir Xoosh ayaa ugu horeeyn ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda isaga oo sheegay in hawl…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Maxaabiista Xukun Sugayaasha Ah Oo Maxkamad Lasoo Taagayo Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha garsoorka ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaaladda horgeyn doonaan maxaabiista ku jirta xabsiyada ku yaalla Galmudug. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DAAWO: Dibadbax Lagu Dalbanayo Xorriyadda Qalbi Dhagax Oo Maanta Ka Dhacay Muqdisho Dad badan oo isugu soo baxay magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka dalbadeen in dib loo soo celiyo C/kariin Qalbi Dhagax oo gacanta ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Qabtay Qaraxyadii Ka Dhacay Deegaanka Af-urur Ee Gobolka Bari Maamulka Puntland ayaa sheegay iney dad usoo qabteen qaraxyadii ka dhacay deegaanka Af-urur ee gobolka Bari, 1-dii bishan. Taliyaha ciidanka Madaxtooyada Puntland Gaashaanle Dhexe C/rashiid C/raxiin ayaa barta uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Dadka Tahriibin Jirey Oo Lagu Qabtay Boosaaso Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu dadka ka tahriibin jirey magaaladaasi. Guddoomiyaha gobolka Bari, Yuusuf Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaar Garowga Doorashada Hirshabelle Oo Meel Gabogabo Ah Mareysa Guddiga doorashada maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan u diyaar garowga doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Xildhibaan Maxamuud Xuseen Yuusuf, guddoomiyaha guddigan ayaa warbaahinta u sheegay in…