1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegtay Weerar Ay Ku Dileen Saddex Al-shabaab ah Ilaa sedex katirsan Al- Shabaab ayaa lagu dilay Weerar ay geysatay diyaarad Drone ah oo uu Mareykanku leeyahay oo ka dhacay meel ka mid ah gobolka sida ay sheegeen saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Degmada Afgooye Oo La Adkeynayo Maamulka Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka degmadaasi. Hadalkaan waxaa sheegay guddoomiyaha degmadaasi Cabdinaasir Cali, kaddib markii maalmihii dambe Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/kariin Guuleed “ONLF Uma Aqoonsani Argagaxiso” Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa iska fogeeyay inuu jiro heshiis uu Itoobiya la soo galay oo ku saabsan in la isweydaarsado maxaabiis. Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo noqday wasiirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Iska Fogeysay Inuu Xiriir La Lahaa Qalbi Dhagax Ururka Al-shabaab ayaa waxbo kama jiran ku sheegay war maanta ay shaacisay xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ah in xiriir uu kala dhaxeeyay C/kariin Qalbi Dhagax. Qoraal kooban oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeed Ay Kala Saxiixdeen Soomaaliya iyo Itoobiya May 2016 Goobjoog News ayaa heshay War Murtiyeed ay kala saxiixdeen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowladda Itoobiya Bishii May 2016-kii. Heshiiskan oo dhigaya iskaashi dhinacyo badan, Halkan Ka Akhriso:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiska Xildhibaan Mahad Salaad Lala Xiriirinayo Ee 2015-kii Goobjoog News waxaa soo gaaray heshiiska la sheegayo in uu Xildhibaan Mahad Salaad la saxiixay dhanka Itoobiya xilligii uu ahaa wasiir dowlaha madaxtooyada. Heshiiskan oo ka kooban 8 qodob, waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Sheegtay In Qalbi Dhagax Kamid Ahaa Argagaxisada Golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen amniga qaranka, waxaana ay war kasoo saareenarrinta C/kariin Qalbi Dhagax oo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Soomaaliya Iyo Itoobiya, Ma Cadaw Mise Saxiibo?!! In kasta oo ay jiraan dad ay dhibeyso xusidda loolanka iyo cadawtinnimada taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya, in kasta oo ay dadka ku nool gobollda Soomaali galbeed ku doodayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Qansax Dheere: Macluul Ayaa Ka Jirta Degmada Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegay in degmadaasi ay ka jirto macluul, kana baqayaan in dad badan ay dhintaan. Guddoomiyaha degmadaasi Aadan Cabdi Qooqane, oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Ku Hanjabay Iney La Wareegi Doonaan Deegaannada Gacantooda Ka Maqan Maamulka Khaatumo State ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay ku doonayaan iney awood kula wareegaan guud ahaan deegaannada uu matalo maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaan Cabdalla Maxamuud Cali, oo…