1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Kuunya Barow ee gobolka Shabellaha Hoose. Maamulka degmada Baraawe ee Shabellaha Hoose ayaa sheegay in duqeyntaan ay fuliyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabellaha Hoose Oo Xal u La Dagaal Beeleedyada Kusoo Noqnoqday Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney xal u la yihiin dagaal beeleedyada kusoo noqnoqday deegaannada gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka ammaanka gobolkaasi Cali Nuur oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkish Airlines: Soomaaliya Waxey Kamid Tahay Meelaha Aan Faaidooyinka Ugu Badan Ee Caalamka Ka Sameynno Madaxa shirkadda Turkish Airlines u qaabilsan dalka Kenya oo Reuters la hadlayay ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu kamid yahay dalalka ay shirkadda faaidooyinka ugu badan ka sameyso. “Soomaaliya waxey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Wasiir Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax Oo Xilka Laga Qaaday Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ayaa xilkii ka qaaday wasiiru dowlaha madaxtooyada ee xiriirka gobollada Puntland, Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan. Wareegatada xilkaan looga qaaday wasiiru dowlaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga ‘Muqdisho Book Fair’ oo Maanta Furmay Waxaa maanta si rasmi ah gobolka Banaadir uga furmay Moqdisho Book Fair oo sanadkan ay u noqoneyso kii saddexaad oo xiriir ah oo bandhigga lagu qabto gudaha magaalada. Sanadkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Goobjoog U Waramay Colaado Ku Soo Noq-noqda Shabeellada Hoose Guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee gobolka Shabeellada hoose Mudane Cali Nuur ayaa Wareysi uu siiyay Goobjoog News waxaa uu kaga hadlay dhibaatooyinka soo noq-noqday ee gobolka wali ka taagan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho Waxaa saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho Allaha ha u naxariistee wariye Cabdullaahi Cismaan Macalin oo ka mid ahaa howlwadeennada Telefishinka Jubbaland. Wariyaha ayaa u geeriyooday dhawaac ka soo gaaray qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Murashax Oo Jowhar Ku Soo Bandhigaya Barnaamijkooda, Akhriso Magacyada Waxaa maanta magaalada Jowhar ka bilaabanaya khudbadaha murashaxiinta u tartamaya madaxtinnimada maamulka Hirshabeelle. Illaa 8 murashax ayaa u tartamaya jagada u tartamaya, waxaana maanta la dhageysan doonaa khudabahooda oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Ciraaq Oo Diiday In Gobolka Kurdish Degan-yihiin Uu Qaato Madaxbanaani Golaha baarlamaanka Ciraaq ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyey in gobolka Kurdistaan uusan qaadan madax banaani ama uusan ka go’in Ciraaq inteeda kale kaasi oo doonayey in madaxbanaanida uu qaato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo La Kulmay Danjiraha Denmark u Fadhiya Soomaaliya Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan la qaatay danjiraha dawladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mss Mette Knudsen, kulankani ayaa labada dhinac waxa ay kaga…