1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo 5 Ruux Ku Riddey Xukun Dil Ah Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa waxay maanta xukun dil ah ku riidey Shan ruux oo la sheegay iney abaabulayeen qaraxyo ka dhaca deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Raggan xukunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug Oo Ku Baaqay In La Qaado Isbaarooyin Yaalla Mudug Waxgaradka ku dhaqan deegaannada Galmudug ayaa ku baaqay in degdeg wax looga qabto maleeshiyaadka hubeysan ee Isbaarooyinka u dhigta gaadiidka isaga kala goosha deegaannada Galmudug. Nabadoon Xasan Dhoore Guuleed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Ku Baaqay In Miino Baaris Lagu Sameeyo Degmadaasi Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ay jiraan miinooyin ku aasan waddooyinka degmadaasi, kadib qarax waxyeello geystay oo shalay ka dhacay degmadaasi. Axmed Xuseen Afrax, guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Goofgaduud, Baay Wararka ka imaanaya deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Itoobiya ay fariisimo ka sameysteen deegaankaasi, halkaasi oo maalmihii ugu dambeeyay ay maamulayeen ciidamada Al-shabaab. Wariyaheenna gobolka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Soo Gabagabeeyay Booqashadii Qatar…Maxaa Ka Dhacay Doxa? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka Qatar, intii uu halkaasi joogay waxaa uu la kulmay Amiirka Dalka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in shacab badan ay ka barakaceen deegaanno ku dhow deegaanka Lambar 50 ee Shabellaha Hoose. Goob joogayaal ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Dhintay Waqtiga Shaqada Ee Shaqaalaha Rayidka Ah Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa Labo Saacadood ka dhintay waqtigii shaqadaha ee shaqaalaha rayidka ah, bisha Ramadan awgeed. Wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Is Dhexmarka Dalalka Afrika Oo Ka Furmay Rwanda Waxaa magaalada Kigaali ee Caasimada Rwanda ka furmay Wajiga labaad ee Shirka dhamaystirka Hab-maamuuska Qabyo qoraalka isku socodka xorta ah ee Dadyoowga Africa(free movement of person in Africa). Shirkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Diray Hambalyo Ku Aadan Bisha Ramadan Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan bilasha bisha Barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha Ramadan, wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Shaacisay In Berri Kow Tahay Bisha Ramadan Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ayaa shaaca ka qaadday in maalinta berri ah (Sabti) ay tahay Kowda bisha Barakeysan ee Ramadan. Xoghayaha joogtada ah ee…