1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare oo Laashay 8 kamid ah 11-kii Kursi ee Horey U Laaleen Guddiga Xalinta Khilaafadka Dacwo socotay in kabadan 5 bilood ayay Maxkamadda Sare ee Dalka waxay 16 May 2017 baabisay go’aankii Madasha Qaranka iyo Guddigii Doorashada Federaalka ee lagu fasaxay 8 kursi oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay AMISOM u Xireen Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Jalalaqsi? Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyey xarigga ay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti u geysteen guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee degmadaasi. Guddoomiyaha Jalalaqsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenka Ceelwaaq Oo La Dhaacay Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in la dhaawacay guddoomiye ku xigeenkii degmadaasi Sahal Macalin Aadan, waxaana dhaawacay askari isaga ilaalinayey. Dhaawaca guddoomiye ku xigeenka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Wadda Qorshe Lagu Mideynayo Mushaarka Ciidanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Dawladdu ay ka shaqeynayso sidii loo mideyn lahaa mushaaraadka Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed oo hadda qeybo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ma Aqbaleyno Macaawino Nooga Timid Soomaaliya Wasiirka warfaafinta Somaliland Cusmaan Cabdullahi Saxardiid oo shir jaraa’id maanta ku qabtay Hargeisa ayaa sheegay in Somaliland aaney aqbaleyn mucaawino uga timid Soomaaliya, isaga oo intaa raaciyay in sifada loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye C/maalik Muuse Coldoon Oo Dib u Helay Xorriyaddiisa Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta oo Khamiis ah wuxuu cafis u fidiyey wariye C/maalik Muuse Coldoon oo maxkamad ku taalla Hargeysa ku xukuntay Labo Sano oo Xabsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidama Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun dil ah ku fulisay Yuusuf Xuseen oo ku eedeysnaa inuu dilay Taliyahii ciidanka Nabad sugidda Sh/dhexe C/weli Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad kasoo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaalka ayaa ka socda sida la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gaalkacyo Oo Gurmad u Dalbay Barakacayaasha Ku Sugan Magaaladaasi Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa ka deyriyay nolosha qoysaska ku xoolo beelay abaaraha dalka ku dhuftay ee kunool magaaladaasi. Nabadoon Cali Diiriye Alloore oo ka tirsan waxgaradka Gobolka Mudug kuna sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Shacabka Ka Dalbada Wada Shaqeyn Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddiisa aanay shaqeyn karin shacabka la’aantiisa, shacabkana laga doonayo iney dowladda la shaqeeyaan. Wuxuu sheegay in arrinta amniga dalka ay…