1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Dagaallo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalladaasi ka dhashay khasaare kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmaya Madaxda Qadar Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Doxa ee dalka Qadar ayaa lagu wadaa inuu la kulmo madaxda dalkaasi. Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay ku hoyday magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiirka Qatar Oo Ammaanay Iran, Weerar Afka Ahna Ku Qaaday Wadamada Dariska Ah Iyo Imaaraadka Iyo Sacuudiga Oo Ka Jawaabay Amiir Tamiim oo ah amniirka dalka Qatar ayaa mar uu ka hadlayey xaflad ciidan ku qalin jabinayeen waxaa uu sheegay in Saldhigga Militari ee Caydiid ee Mareykanka ka sameystay gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aden Cadde Airport: Ra’isul Khayre Oo Furay Mashruuca Leerarka Iftiimaya Wadada Ay Diyaaraduhu Ku Dhaqaaqaan Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa dhagax dhigay leerarka iftiimiya wadada ay ku ordaan Diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cade Airport ee magaalada Muqdisho,waxuuna daaray laanbadii ugu horeysay ee laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Xamar Jajab, Muqdisho Warar ku dhaw Booliiska ayaa xaqiijiyay in 5 qof ku dhinteen qaar kalana ku dhaawacmeen qarax ka dhacay xerada Sheelare ee degmada Xamar Jabab. Gaariga qarxay ayaa la sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Booqanaya Dalka Qatar Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu booqasho ku tago magaalada Doxa ee dalka Qatar. Mr. Farmaajo waxaa uu halkaas kula kulmi doonaa Amiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Dekadda Dooraaleh Ee Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo si heersare ah loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble: Hirshabelle Ayaa Dhiseysa Banaadir State Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo magaalada Nairobi kula hadlayey shacab Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Hirshabelle ayaa sheegay in maamulkooda ay dhisi doonaan maamulka Banadir State. Wuxuu sheegay Cosoble…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Iney Wadahadal La Gasho Al-shabaab Guddiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen howlaha guddiga iyo dib u heshiisiintii ay sameeyeen. Guddoomiyaha guddigan Ismaaciil Macalin Muuse ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Jabuuti Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle waxay ka wada hadleen arrimo ku aadan xiriirka…