1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Ka Hadashay Wixii Ay Qabatay Todobaadki Lasoo Dhaafay Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; 1. 11kii May…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka London: Midowga Yurub Oo €200 Oo Million Siin Doona Soomaaliya Madaxweyne ku-xigeenka midowga Yurub Federica Mogherini ayaa shirka London ka sheegtay in midowga Yurub ay siin doonaan Soomaaliya illaa €200 Million. ” Mustaqbalka Soomaaliya waa u muhiim Yurub, €200 million…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ay dileen sarkaal iyaga ka tirsanaa. Sarkaalkan la dilay ayaa lagu magacaabayey C/laahi Baxar Cali, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Islaamka: Soomaaliya Kala U Bar Dadka Waxaa Ay U Baahan Yihiin Gargaar Banii’aadnimo Xoghaya guud ee ururka Islaamka (Organization of Islamic Cooperation) Yousef Al-Cuthaiman ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si degdeg ah wax looga qabto abaaraha ka jira Soomaaliya. Mr. Cuthaiman waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo 10 Milyan Oo Dollar Ku bixinaya Abaaraha Ka Jira Soomaaliya Amiir Maxamed bin Nawaaf oo shirka London u matalayey dalka Sacuudiga ayaa sheegay in dalkiisa ay bixinayaan 10 Milyan oo Doolar taas oo wax looga qabanayo abaaraha ka jira Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsan Galmudug Oo Ku Geeriyoodey Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyoodey guddoomiye ku xigeenkii dhanka arrimaha bulshada gobolka Mudug ee Galmudug, Maxamed Cali Ruush. Cabdirashiid Xaashi Cartan oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay Iney Wadahadalsiinayaan Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Odayaasha dhaqanka gobollada waqooyi ayaa sheegay in ay wadaan dadaallo ay ku doonayaan in lagu wada hadal siiyo dowladda Federaalka iyo Somaliland. Boqor Maxamed Jaamac ayaa sheegay in burburka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Itoobiya Oo Howlgallo Ka Sameeyey Hiiraan Ciidamada Itoobiya ayaa habeenkii xalay howlgallo ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, ee bartamaha Soomaaliya. Howlgallada ayaa waxay ka dambeeyeen kaddib dhowr degaan oo gobolka ah markii ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Ka Hadlay Soomaali Laga Soo Tarxiilay Dalkooda Oo Shalay La Keenay Muqdisho Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay 67 ruux Soomaali ah, kuwaasi oo laga keenay dalkaasi, lagana soo dejiyey garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay waaxda…