1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Fatahaad Ka Sameeyay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha dhexe waxay sheegayaan inuu fatahaad sameeyay Wabiga Shabelle ee mara gobolkaasi. Wabiga ayaa ku fatahay deegaanno ku dhow degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahanno Ka Tirsan Daacish Oo Lagu Dilay Ciraaq Ciidamada Ciraaq ayaa waxay sheegeen inay dileen ku dawaad 50 askari oo ka tirsan ururka Daacish ka dib dagaal ku dhex maray labada dhinac magaalada Kheyraan . Ciidamada dowladda Ciraaq…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Wasiir Soomaali-Canadian Ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa London kula kulmay wasiir Canadian ah balse asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta Yemen Oo Aqbalay In La Aaso Soomaalidii Lagu Laayey Xeebaha Dalkaasi Kooxda Xuutiyiinta ayaa aqbalay in la aaso meydadka Soomaali badan oo diyaarahada Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ku laayeen xeebaha dalka Yemen. Qusnulka Soomaaliya ee Yemen Axmed Sudan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Sheegaya In FBI-da Aaney Baaritaan Ku Heyn Madaxweynaha Mareykanka D. J. Trump ayaa sheegaya in xafiiska dambi barista ee FBI-da aaney wax baaritaan ah ku aheyn arrita ku saabsan xiriirka uu la leeyahay dalka Ruushka. Madaxweynaha waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Oo Xabsiga Dhigtay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada madaxtooyada Soomaaliya, kaas oo loo haysto in Taariikhdu markay ahayd…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Madaxda Caalamka Shirka London waxaa khudabado ka jeediyay madaxda Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha caalamka, madaxdii halkaasi ka hadashay waxaa ka mid ahaa: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Xogheyaha guud ee qaramada midoobey Antonio…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Boolis Ah Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Jowhar Askari ka tirsan ciidanka Booliiska ayaa maanta waxa uu degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ku dilay qof la sheegay inuu yahay shacab, kadib muran Labadooda soo kala dhexgalay.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Golaha Wasiirada Oo Soo Saaray Go’aanno Lagu Sugayo Amniga Muqdisho Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim “Shirka London Faa’idooyin Badan Baa Ku Jira” Falanqeeye siyaasadda dalka ayaa sheegay in shirka magaalada London maanta ka furmay uu faa’iidooyin waa weyn ugu sugan yihiin umadda Soomaaliyeed. Diblumaasi Maxamed Maxamuud Nuur ayaa sheegay in shirkani uu…