1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka K/galbeed Oo Dib u Celiyey Sharciga Dowladaha Hoose Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa dib ugu celiyey wasaaradda arrimaha gudaha maamulkaasi, sharciga dowladaha hoose, kaasi oo dhowaan wasaaraddu u gubisay baarlamaankaasi. Kulan ay xildhibaannada K/galbeed ku yeesheen magaalada Baydhabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hey’ad Qaran Ayaan U Dhiseynaa Qurbajoogta Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriayadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlay shir gaar ah oo London lagu qabtay, loogana hadlayey kaalinta qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladiisa ay hey’ad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Oo Qalab Ku Wareejisey Ciidanka Bambeyda Soomaaliyeed Dowladda Talyaaniga ayaa maanta oo ah Arbaco waxa ay qalab Music ku wareejisay ciidanka Bambeyda Soomaaliyeed, qalabkaasi oo loogu talogalay in ciidankan lagu horumariyo. Qalabkan oo ka kooban 13 xabo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Lagu Dilay Degmada Waaberi Ee Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa maanta waxay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku dileen Nabadoon la sheegay inuu kamid ahaa ergadii wax kasoo doortay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya. Nabadoonka la dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Buurhakaba Oo Loo Magacaabay Guddoomiyahii 5-aad, Labo Sano Gudahood uddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere C/raxmaan ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Buurhakaba, kadib wareegto uu soo saaray guddoomiyaha. Waxaa xilkaan loo magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur, kaasi oo noqonaya guddoomiyahii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shirka London Berri Oo Khamiis ah 11-ka May, waxaa lagu wadaa in London uu ka dhaco shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, waxaa shirka ka qeyb galaya madax ka socota bariga Afrika iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Soomaaliya Maanta Waxqabad Bay u Baahan Tahay” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa oo ka qeybgalaya shirka London ayaa ka hadlay rajada xilligaan laga qabo shirkaasi iyo waxa uu kaga duwanaan karo shirarkii hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xildhibaanno Kormeeray Barakacayaal Ku Sugan B/weyne Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehlinayaan wasiiro Hirshabelle ah iyo xubno ka tirsan guddiga qaran ee gurmadka abaaraha ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada Gobolka Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay saakay oo Arbaco ah ka wadaan deegaanno kamid ah gobolka Baay. Wararku waxay sheegayaan in ciidamo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Gelinsoor, Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Gelinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay 10 ruux cudurka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen. Galad Cabdulle Cumar oo kamid ah saraakiisha caafimaadka ee…