1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Horyimid Qorshe Lagu Kordhinayo Baarlamaanka Puntland Golaha dhaqanka gobolka Nugaal ayaa ka horyimid qorshe Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ku doonayo in xubno cusub lagu kordhiyo baarlamaanka maamulkaasi. Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo waxay ka sameyeen deegaanno ku dhow degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Howlgalladan ayaa ahaa kuwo ka dhan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Hubeynaya Kooxda Kurdiyiinta Suuriya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa aqbalay inuu Maraykanka hubeeyo kooxda Kurdiyiinta si ay ula dagaallamaan ururka Daacish sida ay sheegtay wasaaradda gaashaadhigga ee dalkaasi. Afhayeen u hadashay wasaaradda gaashaadhigga Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Baay Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab uu ka soconayo deegaanka Goofgaduud Shabeellow oo qiyaastii 30…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Loolanka Sacuudiga Iyo Iran: Shiico Iyo Sunna Ka Weyn, Muqdisho Maxaa Halgoolka U Geliyay Riyaadh? Haddii loolanka Sacuudiga iyo Iraan ay kula tahay in uu salka ku hayo arrimo la xiriira Shiica iyo Sunna, waad qaldan tahay!!, arrintan Madhab waa ka weyn tahay sida aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo London U Duulay Iyo Shirka Oo Xoogga Lagu Saarayo Heshiiska Cusub Ee 2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo mas’uuliyiin ka socday dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada ayaa u duulay magaalada London halkaas uu lagu wado in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka AMISOM Oo Laga Mamnuucay Iney Maraan Wadada Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu gaadiidka AMISOM kaga mamnuucay iney maraan inta badan wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaadiidka AMISOM ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Qaadista Canshuurta Oo La Joojiyay Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ku amray ciidamada dowladda hoose ee degmadaasi in aysan wax canshiir ah qaadi karin laga bilaabo maanta oo Talaado ah. C/naasir Caalin,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Qofkii Lagu Arko Isaga Oo Isbaaro Taagan Naga Mid Ma Ahan Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dadka ku labisan dharka ciidanka ee isbaarooyinka taagan lagu qaban doono gacan bir ah, waxa uuna intaas raaciyay in askarigii…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wasiirada Warfaafinta Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Is Faham Kala Saxiixday Is fahamka wadashaqaynta iyo hagaajinta habsami u socodka hawlaha warfaafinta qaranka, oo dhexmaray Wasiiradda Warfaafinta heer Federaal iyo dawladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya. Kulankii 3-da maalmood ahaa ee ay…