Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maamulka K/galbeed ayaa ku ammartay hay’adaha ka howlgala deegaannada maamulkaasi iney soo diiwaangeliyaan shaqaalahooda, sidoo kalena ay wasaaradda ka qaataan shaqaalaha. Wasiirka wasaaraddaasi Jeylaani Sheekh Maxamed…