1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Muhiimad Gaar Ah Siineysa Horumarinta Dhallinyarada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb Kulan looga wada tashanayey sidii loo sameyn lahaa siyaasad mideysan oo dhalinyarada hagta, kaas oo soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Shaacisey Iney Dishey Hoggaamiyaha Al-shabaab Ee Sh/hoose War-saxaafadeed goor dhow kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay 5-tii bishan ay gobolka Shabellaha Hoose ku dileen hoggaamiyahii Al-shabaab u qaabilsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Digniin u Diray Dowladda Federaalka Maamulka Hirshabelle ayaa uga digey dowladda Federaalka Soomaaliya iney sameyso xadgudub ku aadan xuduudaha ay wadaagaan maamulkaasi iyo gobolka Banaadir. Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Mahad Xasan Cismaan oo wareysi siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: Waxaan Bilownay Howlgallo Waddo Furis Ah Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney si rasmi ah uga bilaabeen deegaannada gobolkaasi furista waddooyinka ay xireen Xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka iyo siyaasadda ee maamulka Hiiraan Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo 5 Qodob Kasoo Saartay Doorashadii Galmudug Maalinitii Talaadada ee Taariikhdu ahayd May 2, 2017 ayaa wafti uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiinta Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo ka koobnaa wasiirro, xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ismaaciil Haniya Oo Noqday Hogaamiyaha Cusub Ee Xarakada Xammaas Hogaamiyaha ururka Xammaas Khaalid Mishcal ayaa sheegay in ra’iisulwasaarihii hore ee Falastiin Ismaaciil Haniya uu ku guulestay inuu noqdo madaxa xafiiska arrimaha siyaasadda ka dib doorasho dhowaan ka dhacday dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Oo Rugaha Ganacsi Ee Ka Jira Dalka Ugu Baaqay Iney Midoobaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee maamulka Jubbaland Shariif Raabi Kaahin oo la hadlay Goobjoog News ayaa ugu baaqay dhammaan rugaha ganacsiga ee ka jira dalka inay midoobaan. Guddoomiyaha ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Booliiska Oo Qabtay Nin Dilay Walaashiis Taliska ciidamada Booliiska ee degmada Afgooye ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen nin la sheegay inuu dilay gabar walaashiis ah, kaas oo maalmahan dambe la baadigoobayey. Amiin Maxamed Cismaan, taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Galmudug Oo Galay Fasax Labo Bil Ah Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta galay fasax Labo bil ah, waxaana soo xirmay Kalfadhiggii Afaraad ee maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa soo xiray Kalfadhiggan, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Mar Kale Sheegay In La Furayo Dekadda Ceelmacaan Iyo Garoonka Cisaley Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabullaahi Cosoble oo maanta ka qeybgalay kulan ay lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi ayaa sheegay in maamulkiisa uu furi doono dekadda Ceelmacaan ee Shabellaha Dhexe iyo…