1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka London Oo Furmay Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbeeyay Shirka lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysal wasaaraha Britain Theresa May iyo xoghayaha guud ee Qaramada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeedka Laga Filayo Shirka London Shir looga hadlayo aayaha Soomaaliya ayaa hadda ka socda magaalada London, waxaa ka qeyb galaya madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka, waxaana lagu wadaa in halkaasi looga dhawaaqo heshiis cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Qabiil Waa Dhintay Ee Iska Daaya (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in xilligaan qabyaaladdu ay ku dambeyso qurbaha, balse gudaha dalka uu ka dhintay. Xaaf oo la hadlayey boqolaal shacab ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble: Soomaaliya Waa Mid Hal Madaxweyne Ayeeyna Leedahay (Maqal) Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in Soomaaliya ay mid tahay, islamarkaana uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, kadib hadal uu ka jeediyey munaasabad xalay ka dhacday magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In Lala Shaqeeyo Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Aadan oo habeenkii xalay ahaa hadal kooban ka jeediyey xafladdii lagu soo dhoweynayey madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa gaaray London ayaa kula dardaarmay shacabka Soomaaliyeed iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Axmed Madoobe “Anigu Shaqsiyan Ma Rumeysni Federaalka” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in shaqsi ahaan aanu kamid ahayn dadka rumeysan Federaalka, balse ay dani keentay in Federaalka la qaato. Wuxuu sheegay micnaha ka dambeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: C/weli Gaas Oo Ku Baaqay In Wadajir Looga Shaqeeyo Midinimada Umadda Soomaaliyeed Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay munaasabad habeenkii xalay ahayd ka dhacday magaalada London laguna soo dhoweynayay madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayey ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Soomaali Wey Midowday (Maqal) Madaxweynaha dowladda federaalka ayaa xalay khudbad u jeediyay qurba joogta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ee dalka Ingariiska, wuxuuna khudbaddiisa kaga hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiyeyaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahinm: Ciidamada Dowladda Oo Qaaday Isbaarooyin Yaallay Sh/hoose Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Hoose, waxay kuq aadeen Isbaarooyin yaallay deegaanno dhowr ah. War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa sidan u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dowladda Masar Oo Deeq Raashin Iyo Dawo Ah Ku Wareejisay Dowladda Federaalka Diyaarad Milatari oo laga leeyahay dalka Masar ayaa maanta magaalada Muqdisho keentay raashiin gar gaar ah iyo dawo loogu talogalay in lagu caawiyo dadka abaartu saameysay. Raashinkan iyo dawadan ayaa…