Maqaaxida Coffee Italia Iyo Agagaarka Immigration Oo Qarax Ka Dhacay Qarax gaari ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay maqaahida Coffee Italia oo u dhaw xafiiska Immigration ee wadada Maka- Al-mukarama. Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah ayaa lagu soo waramayaa in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’isul Wasaare Khayre Oo Midowga Yurub Kala Hadlay Burcad Badeedda Iyo Kuluumeysiga Sharci Darrada Ah Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa maanta waxaa uu saraakiil ka tirsan midowga Yurub kula shiray markab spain leedahay oo ku sugnaa xeebaha Muqdisho, isaga oo kala hadlay arrimaha burcad…
1 daqiiqo Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta: Sharciga Isgaarsiinta Waxaan Hordhigi Doonnaa Golaha Shacabka Kalfadhiga Soo Socda Shirweyniha Qaran ee Wada tashiga Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyada oo muddo saddax maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa maanta la soo gabagabeeyay. Kulankan oo ay soo qaban-qaabisay dowladda federaalka ah,…
1 daqiiqo Ciidamo Is Hortaagay Safar Uu Muqdisho Ku Imaan Lahaa Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Ciidamo gadoodsan kana tirsanaa Nabad sugidda ayaa maanta waxa ay is hortaag ku sameeyeen madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey oo safar shaqo usoo aadi lahaa magaalada Muqdisho. Ciidamadan…
1 daqiiqo Taliyahii NISA Ee Gobolka Banaadir Oo Xilka Laga Qaaday Waxaa maanta xilkii si rasmi ah looga qaaday taliyahii ciidanka NISA ee gobolka Banaadir Maxamed Xasan Faarax, iyadoo xilkaasi loo magacaabay mas’uul cusub. Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkaan u magacaabay Saadaq…
2 daqiiqo Dr. Nuur Faarax Oo Maanta Si Rasmi Ah Looga Wareejiyey Xilka Hanti Dhowrka Qaranka Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xafiiska hanti dhowraha guud ee qaranka waxaa kula wareegay ku xigeenka xafiiskaasi, waxaana munaasabaddan ka qeybgalay wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo mas’uuliyiin kale.…
1 daqiiqo Wasiir Xoosh “Waxaan Hubin Doonnaa In Dastuurka Uu Noqdo Mid Idin Daryeella” Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa shir wadatashi ah la yeelatay ururada dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo ku saabsanaa sidii loo dhageeysan lahaa taladooda ku qotonta dhameeystirka Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda oo…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo, Shariif Xasan, Saraakiil Ciidan Iyo Shacab Kulan Ku Qaadanaya Afgooye Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha ayaa safark dhulka ah ku…
2 daqiiqo Wasaaradda Kalumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Oo Shatiyo Siineysa Maraakiibta Shisheeye Wasiir ku xigeenka wasaaradda kaluumeysiga iyo Kheyraadka badda xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Goobjoog News u sheegay in xukuumadda fedaraalka ah ay shatiyo siin doonto…
1 daqiiqo Maamulka Hiiraan Oo Sheegay Inuu Dhaqangalay Ammar Ay Kusoo Rogeen Ganacsatada Maamulka Hiiraan ayaa sheegay in uu dhaqangalay ammar dhowaan ay kusoo rogeen ganacsatada gobolkaasi, kaa oo ku aadanaa in magaalada aan lasoo gelin lacago been abuur ah oo uga imaanayey…