1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamaddda Ciidanka Puntland Oo 5 Qof Dil Ku Fulisay Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa magaalada Boosaaso xukun dil ah maanta ku fulisay shan(5) qof oo ka mid ahaa todobo eedeysane oo maxkamadda la horkeenay. Raggam ayaa la toogtay waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Waa Sidee Hannaanka Shaqaaleysiinta Ee Dwoladda Dhallinyaro Soomaaliyeed oo shaqooyin u raadsaday dowladda ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay hannaanka shaqaaleysiinta dowladda. Qaarkood shaqooyin ayeey heleen halka qaarna ay aaminsan yihiin in shaqada lagu bixiyo qaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin: Nabadoon Lagu Dilay Yaaq-Bari, Shabeellada Hoose Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeysa dil habeenkii xalay degaanka Yaaq-bari weyne ee Shabeellaha hoose loogu geeystay Nabadoon Caan ka ahaa deegaankaas. Marxuumka dilka loo geeystay ayaa lagu Magacaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cabdi Maalik Moose Coldoon Oo Lagu Riday Xukun Sanado Ah Maxkamad ku taalla Hargeysa ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay xukun ku ridday wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo ku dhowaad Labo Bil ku xirnaa magaaladaasi. Xeer ilaalinta Somaliland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Dhaliil u Jeediyey Wasiir Juxa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya inuu farogelin toos ah ku sameeyay howlaha shaqo ee maamulkooda. Xildhibaan Mahdi Cali Cilmo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Buurhakaba Oo Baaq u Direy Dowladda Iyo Hay’adaha Samofalka Ah Maamulka Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyey xaaladda nololeed ee qoysaska ku nool degmadaasi iyo sidoo kale deegaannada kale ee ku dhow. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdi Maxamed Axmed oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wax Ka Baro Taariikhda Taliyeyaasha 4-ta Ah Ee Ciidanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii ku dhawaaqay in dalka uu ku jiro xaalad dagaal, arrintan uu ku sheegay shir jaraa’id uu qabtay waxaa uu sidoo kale ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Nololeed Ee Dadkii Ka Barakacay Dagaallada Sh/dhexe Oo Laga Deyrinayo Xaaladda nololeed ee dadkii ka barakacay dagaal dhowaan ka dhacay Tuulada Jameeca Misre ee gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa laga deyrinayaa, kadib markii dadkaan la sheegay iney waayeen wax ay cunaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Sheegay Iney Qabteen Qaraxyo Lagu Aasayey Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen Miinooyin ay sheegeen in la doonayey in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Axmed Maxamed Maxamuud, Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsuliyadda Soomaaliya Ee Karachi Oo Loo Dhacay, Dadka Laga Kaxeystay Aroornimadii sabtida waxaa lagu waramayaa in todobo(7) nin oo hubeysan ay dhac u geystay Qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Karach, qunsuliyadda waxaa ay ku taalay, Block 5 Clifton ee magaalada Karachi.…