1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Juxa Oo Cadaado Kula Kulmaya Mas’uuliyiinta Galmudug Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa , oo shalay gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaa halkaasi waxa uu kulamo kula leeyahay madaxda maamulka Galmudug. Wasiirka ayaa sheegay inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Xoojinaya Difaaca Syria Ruushka ayaa ballan qaaday inuu xoojin doono difaaca Syria, ka dib markii Maraykanka uu gantaallo uu ku duqeeyay saldhig milatari oo u dhow magaalda Ximsa, taasi oo wararka ay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Hoobiyeyaal Ku Soo Dhacay Wadajir Afar qof ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen, sadex kalana ay ku dhaawacmeen hoobiyeyaal ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha degmada Axmed Cabdulle…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Burcad Badeedda Oo Mar Kale Dib u Xoogeysanaysa Muddooyinkii dambe waxaa isa soo tarayay dhibaatooyinka laga muujinaayay in dib u soo xoogeystaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida kuwaas oo dhawaan fuliyay weeraro is xig xigay oo ay ku qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Sheegay In Awood Ay Kusoo Furan Doonaan Doon Lagu Qafaashay Xeebaha Mudug Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay in ay awood kusoo furan doonaan doon ganacsi oo dhowaan kooxaha burcad badeedda Soomaalida ku qafaasheen xeebaha gobolka Mudug. Guddoomiyaha degmadaasi C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Qiimaha Khudaarta Oo Kor U Kacay Sare u kac ballaaran ayaa laga dareemayaa khudaarta nuucyadeeda kala duwan ee suuqyada magaalada Mugadisho, iyada oo ay yaraadeen wax soo saarka beeraha kadib abaarta dalka ka dhacday. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xasan C/laahi: Cabsi Kama Qabno Iney Dib u Dhacdo Doorashada Galmudug Xildhibaan Xasan C/laahi oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in wax cabsi ah aysan ka qabin dib u dhac ku yimaada doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Soo Kordhin Karaan Hoggaaanka Cusub Ee Loo Magacaabay Ciidanka? Maalintii shalay ahayd, madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Taliyeyaasha ciidamada Booliiska, Xoogga dalka iyo NISA, waxaana xilalkii laga qaaday kuwii hore. Hadaba su’aasha meesha taalla ayaa waxay tahay maxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 11 Suxufi Oo Lagu Xiray Somaliland Afartii Bil Ee La Soo Dhaafay Sida ay khamiistii sheegtay hey’adda xuquuqul insaanka u qaabilsan Somaliland illaa 11 Suxufi ayaa lagu xiray maamulkaas 4tii bil ee lasoo dhaafay. Saxafiyiintaa waxaa LA sheegayaa in 7 ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Dekadda Boosaaso 30 Sano Ku Wareejiyay P & O Ports, 336 Milyan Oo Dollar Ayaa Ku Baxeysa Madaxweynaha maamulka Puntland iyo madaxa shirkadda PCFC ahna sidoo kale madaxa shirkadda kale ee DP World Suldaan Axmed Bin Suleyman ayaa maanta oo ah April 6,2017-ka magaalada Dubai ee Imaaraadka…