2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Laamaha Ammaanka Faray In Ay Heegan Galaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ku dhawaaqay in dalka uu ku jiro xaalad dagaal, arrintan uu ku sheegay shir jaraa’id uu qabtay waxaa uu sidoo kale ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Xoogga Dalka, NISA, Iyo Booliiska Soomaaliyeed Kulan ay isugu yimaadeen madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo golaha wasiirada ayaa lagu magacaabay taliyeyaasha ciidamada NISA, Booliiska iyo xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana xilalkii laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyo Cusub Oo Loo Magacaabay Gobolka Banaadir Goor dhow kulan madaxweyne Farmaajo uu la yeeshay golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha ahana duqa cusub ee gobolka Banaadir. Ugu horreyn waxaa xilkii laga qaaday guddoomiyahii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Dhowaaqay In Dalka Uu Kujiro Xaalad Dagaal Madaxweynaha dowladda FederaalkS oomalaiya Maxamed C/laahi Farmaajo aya aku dhowaaqay goor dhow in dalka uu ku jiro xaalad dagaal. Madaxweynaha oo ka qeybgalay kulanka golaha wasiirada ayaa sheegay in dowladda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsulka Yemen: Meydka Dadkii Duqeynta Ku Dhintay Weli Lama Aasin, Dhaawacyadana 7 Halis Ah Ayaa Ku Jirta 17-kii Maarso ee sanadkan, in ka badan 40 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa gantaal lagu dhuftay iyada oo ku sii jeeday dalka Suudaan, falkaasi waxashnimada ah, mas’uuliyadiisa cidna ma…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Wada Dadaal Lagu Qaboojinayo Xiisad Ka Jirta Sh/dhexe Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Shabellaha Dhexe ayaa bilaabay dadaal xooggan oo ay ku doonayaa iney ku xaliyaan dagaal beeleed 4-tii bishan ka dhacay Tuulada Jameeca Misre ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Faysal Cali Waraabe: Waxba Nooma Dhimayo Baarlamaan Isagaba La Ilaaliyo Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Somaliland ay ka fiirsanayso wada hadallada u socday iyaga iyo dowladda federaalka Soomaaliya kuwaas oo marar badan horey u burburay. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imise Musharrax Ayaa Isku Diiwaangelisey Doorashada Madaxweynaha Galmudug? Guddiga doorashada madaxweyne ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay soo dhammaatay diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilkaasi. xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ah guddoomiyaha guddigan ayaa u sheegay Goobjoog News,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Sida Looga Jawaabey Abaaraha Dalka Janaayo Illaa Maarso 2017-ka Xaaladda bani’aadamnimo ka jirta Soomaaliya waxa qarka u saarantahay in ay gaarto heer musiibo ah, waxaana sii kordhaya walaaca ah in dhabaha ay ku socoto si wel wel leh ula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Xilliga Gu’a Oo Ka Curtay Gobolka Baay Roobka Xilliga Gu’a ayaa ka curtay deegaanno kamid ah gobolka Baay, halkaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ka jirtey biyo la’aan aad iyo aad u baahsan. 24-kii saac ee lasoo…