Caabudwaaq: Dad Badan Oo Isbitaalka Loo Dhigay Shuban Biyoodka In ka badan 15 qof oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ayaa la dhigay Ispitaal ku yaallo degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, dadkaan uu soo ritay cudurkaan ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisulwasaaraha Xasan Khayre Oo Magacaabay Guddi Soo Baara Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Theater-ka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guddi soo baara u magacaabay khasaarihii ka dhashay qaraxii shalay galinkii dambe ka dhacay agagaara Tiyaatarka qaranka. Sababta guddiga loo…
2 daqiiqo Aqoonyahan Caalim: Shaqooyin Adag Baa Horyaalla Xukuumadda Cusub Aqoonyahan Caalim: Shaqooyin Adag Baa Horyaalla Xukuumadda Cusub Shalay iyadoo lagu dhawaaqay golaha wasiirrada cusub ee xukuumadda Soomaaliya oo weli codka kalsoonida aan ka helin baarlamaanka ayaa siyaabo kala duwan…
1 daqiiqo Faah Faahin: Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Degmada Baardheere Rag ku hubeysan Bistooldo ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Bardheere ee gobolka Gedo ku dileen qof la sheegay inuu kamid ah dadka deegaanka. Qofka la dilay ayaa magaciisa…
1 daqiiqo Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dowladda Koofurta Suudaan Ay Hor Istaagtay Kaalmooyin Bani’aadanimo Oo Loo Waday Dadka Macluusha Haysato Qaramada Midoobay ayaa waxay sheegtay, in dowladda Koofurta Suudaan ay ka hor istaagtay inay kaalmooyin bani aadanimo gaarsiiyaan boqolaal kun oo qof kuwaas oo macluulaysan. Wakiilka guud ee Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo 5 Qof Ku Dhimatay Qarax Ka Dhaxay National Theatre, Hanti Ayaa…. Inta la xaqiijiyay 5 qof ayaa ku geeriyootay, in ka badan 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay bar kontarool oo ku taallay ka soo horjeedka Theater-ka qaranka(National…
6 daqiiqo Hantida Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha Iyo Wasiirada Cusub Oo La Tirakoobayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta Khudbad ka jeediyey munaasabaddii lagu soo magacaabayay golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa sheegay in tirakoob lagu sameyn doono hantida…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Agaasimaha Guud Ee Villa Soomaaliya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay agaasimaha guud ee Madaxtooyada Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale, sida lagu daabacay warbaahinta dowladda. Xilalka uu magacaabay madaxweynaha ayaa kala ah agaasimaha…
1 daqiiqo AKHRISO: 11 Wasaaradood Oo Aan Lahayn Wasiiru Dowleyaal Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa maanta magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kooban 26 wasaaradood. Wasaaradaha dhammaantood waxa ay leeyihiin ku xigeenno, balse ma wada lahan wasiiru dowleyaal. Waxaa…
1 daqiiqo Liiska Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 1 Ra’iisul wasaare ku xigeenk, 26 wasiir, 26 wasiir ku xigeen iyo sidoo kale 15…