2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Somaliland Ah Oo Habmalyo iyo Talo Soo Jeedin Udiray Ra’isul Wasaare Kheyre Aadan Axmed Cilmi “Dhoolayare” oo horey uga soo noqday Somaliland wasiirka Cadaaladda ayaa waxa uu soo dhaweeyay Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo shacabka Soomaaliyeedna ugu baaqay iney la shaqeeyaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Qaadacay Xaflad Sanadeedka Weriyeyaasha Aqalka Cad Madaxweynaha dalka Marykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan ka qeyb galeyn xafladda casho sanadeedka taasi oo ay qabsanayaan weriyeyaasha aqalka cad, waxaana la qaban doonaa xafladdaan 29 bisha Abril ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddanka Syria Oo Ay Ka Dhaceen Qarxyo Ay Dad Ku Dhinteen. Magaalada Ximsa ee waddanka Syria waxaa ka dhacay labo qarx oo waaweyn kuwaas oo lala beegsaday xarun amni oo ku taalo magaalada Ximsa. Qaraxyadaan ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqortooyada Sacuudiga Oo Lix Mashruuc Ka Fulin Doonta Soomaaliya Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya ayaa madaxweynaha Soomaaliya u ballan-qaaday illaa lix arrin oo muhiim u ah dowladnimada. Sacuudiga waxaa ballan-qaaday: Kabidda miisaaniyadda Soomaaliya. Dhismaha xarumaha ay Ku shaqeeyaan dowladda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Socda Marka Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ka socda magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha magaalada marka Xasan Cumar oo u waramay Goobjoog News, ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Bari Oo Sheegay In La Jir Dilay Maxaabiis Dil Lagu Xukumay Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka nabadoonada gobolka Bari ayaa ka hadlay xaaladda 7 dhalinyaro ah oo horey maamulka Puntland dil ugu xukumay. Waxa uu sheegay nabadoonka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Maxkamadeynta Labo Wariye Oo Ku Xiran Hargeysa Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Maxkamadeynta Labo wariye oo Todobaadkii hore maamulka Somaliland ku xirey magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sisinta Oo Laga Dareemayo Dhaqdhaqaaq Ganacsi Oo Weyn Ganacsatada dhoofisa sisinnta ayaa waxay sheegeen inay ka helaan macaash faro badan kuwaas oo xusay inay ka faa’idaan qarash faro badan. Sisinta ayaa waxay ka mid tahay dalagga ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dib u Furaya Waddooyinkii Loo Xirey Doorashooyinka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ku amray guddoomiyeyaasha degmooyinka in ay furaan dhammaan waddooyinka loo xirey doorashooyinka iyo sidoo kale caleema saarkii madaxweyne Farmaajo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ganacsiga Ay Soomaalidu Ku Leedahay Koofur Africa Oo Xiran Qaar ka mid ah ganacsiga Soomaalida ay ku leeyihiin magaalada Perotoria ee caasimadda waddanka Koofur Africa ayaa xiran ka dib markii ay halkaas ka dhaceen weeraro . Mid ka mid…