1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Ra’isul wasaaraha La Magaacabay Xasan Kheyre Ra’isul wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa la kulmay Divid Concar oo ah safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya. Kheyre waxaa uu sheegay in safiirka uu kala hadlay xiriirka diblomaasiyadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax Lagu Taageerayo Magacaabista Xasan Cali Kheyre oo Ka Socda Muqdisho Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayao ra’isul wasaaraha uu magacaabay madaxweyne Farmaajo ee Xasan Cali Keyre oo ay ka qeybqaadayaan dadweyne ka kala socda degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay, Howlgallo Ka Dhan ah al-Shabaab oo Ka Socda Gobolka Gedo Howlgallo ka dhan ah al-Shabaab oo waddooyinka loogu furayo dadka abaaruhu ku dhufteen si loogu gurmado ayaa ka socda gobolka Gedo. Gudoomiye ku-xigeenka dhanka ammaanka Gobolka gedo Maxamed Xuseen Al-Qaadi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Kenyan airlines oo Loo Ogolaaday Duulimaadyada Tooska ah Ee Dalka Mareykanka Shirkadda duulimaadka Kenyan airlines ayaa dowladda Mareykanku u ogolaatay iney safarro toos ah ku tagikaraan dalka Mareykanka. Wasiirka gaadiidka Kenya James Macharia ayaa Khamiistii sheegay in diyaaradaha duulimaadka Kenyan airlines…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Shaqaale ka Tirsan Save The Children oo Al-Shabaab ay Ku Afduubteen Gobolka Hiiraan Saddex ka tirsan shaqaalaha howgallada caafimaad ee hay’adda Save The Children ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa al-Shabaab ku afduubteen gobolka Hiiraan, kadib markii ay jidka u galeen. Maamulka Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqorka Sucuudiga oo Ballanqaaday Inuu Garab Istaagi Doono DFS Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay Boqorka Suucidiga boqor Salmaan Binu Cabdicasiis. Intii kulanku uu socday ayaa laga wadahadlay xiriirka labada waddan iyo waxyaabihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Boqortooyada Sacuudiga Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa gaaray caasimadda boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyad waxaana Airportiga Boqor Khaalid ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay amiirka gobolka Riyaad Amiir Faysal Bin Bandar Bin Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo Soo Dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Cusub War-saxaafadeed ay saareen dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Wadaxweyne Farmaajo uu maanta u magacaabay xilkaas. Madaxweyne Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Ra’iisul Wasaaraha Cusub Waa Nin Kasoo Bixi Kara Shaqada Loo Igmaday War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu soo dhoweeyey magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Maamulka ayaa sheegay in mas’uulkan ay u arkaan inuu yahay shaqsi kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Codsaday Baarlamaanka Federaalka Ansixinta Ra’iisul Wasaarihiisa Cusub Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo gelinkii hore ee saakay soo magacaabay Ra’iisul wasaarihiisa ayaa ugu baaqay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iney codka kalsoonioda ah siiyaan Ra’iisul wasaaraha.…